π½οΈ Waxay yareysaa rabitaanka cunista
βοΈ Waxay taageertaa miisaan dhimis joogto ah
π¨ Waxay ka hortagtaa cunista xad-dhaafka ah
π Waxay caawisaa inaad dareento buuxnaanin degdeg ah
π₯ Ku habboon weight loss program & carb control
Kusoo dhawaw qaybta alaabta
Halkan waxaad ka heli doontaa dhammaan alaabta shirkadda Forever Living.
π€ΈββοΈ FOREVER MOVE
Kala-goysyada ka dhig jilicsan oo dhaqdhaqaaqa fududeeya.
Qaad 1β2 softgel subax iyo fiid si joogto ah
Akhri Faahfaahinta
π€ΈββοΈ Waxay yareysaa xanuunka kala-goysyada
𦡠Waxay hagaajisaa dhaqdhaqaaqa jirka
π₯ Waxay ka caawisaa barar & adkaanta
πͺ Waxay taageertaa murqaha & seedaha
πββοΈ Ku habboon dadka jimicsada & dadka xanuun join-ka leh
π½οΈ FOREVER SENSATIABLE
Waxay xakameysaa rabitaanka cunada si aad si dagan u dhinto miisaanka.
Qaad 1β2 kaniini ka hor cuntada ama marka aad dareento rabitaan macaan
Akhri Faahfaahinta
π₯ FOREVER THERM
Gubista dufanka oo degdeg ah iyo tamar badan
Qaad 1 kaniin subaxdii iyo 1 duhurkii.
Akhri Faahfaahinta
π₯ Waxay dedejisaa metabolism-ka
βοΈ Waxay caawisaa miisaan dhimis
πͺ Waxay kordhisaa tamarta
π½οΈ Waxay xakameysaa rabitaanka cuntada
πββοΈ Ku habboon weight loss & gym program
π« FOREVER FASTBREAK
Snack tamar badan bixiya oo degdeg ah
Ku cun subax, ka hor jimicsi, ama ka dhigoΒ qado fudud
Β
Akhri Faahfaahinta
π« Waxay bixisaa tamar degdeg ah
πͺ Waxay taageertaa murqaha & soo kabashada
π₯ Waxay yareysaa rabitaanka macmacaanka
π½οΈ Waxay ku habboon tahay miisaan dhimis
πββοΈ Ku habboon gym-ka, safarka & shaqo badan
π₯ FOREVER THERM
Gubista dufanka oo degdeg ah iyo tamar badan
Qaad 1 kaniin subaxdii iyo 1 duhurkii.
Akhri Faahfaahinta
π₯ Waxay dedejisaa metabolism-ka
βοΈ Waxay caawisaa miisaan dhimis
πͺ Waxay kordhisaa tamarta
π½οΈ Waxay xakameysaa rabitaanka cuntada
πββοΈ Ku habboon weight loss & gym program
π« FOREVER FASTBREAK
Snack tamar badan bixiya oo degdeg ah
Ku cun subax, ka hor jimicsi, ama ka dhigoΒ qado fudud
Β
Akhri Faahfaahinta
π« Waxay bixisaa tamar degdeg ah
πͺ Waxay taageertaa murqaha & soo kabashada
π₯ Waxay yareysaa rabitaanka macmacaanka
π½οΈ Waxay ku habboon tahay miisaan dhimis
πββοΈ Ku habboon gym-ka, safarka & shaqo badan
π₯ FOREVER GARCINIA PLUS
Caawiya miisaan dhimis adigoo xakameynaya rabitaanka cuntada
Qaad 1β2 softgel ka hor cunno kasta
Akhri Faahfaahinta
π₯ Waxay yareysaa rabitaanka cunista
βοΈ Waxay taageertaa miisaan dhimis joogto ah
πͺ Waxay dedejisaa gubista dufanka
πΏ Waxay hagaajisaa dheef-shiidka
πββοΈ Ku habboon dadka bilaabaya weight loss journey
βοΈ FOREVER LEAN
Ka caawi miisaan dhimis adigoo yareynaya nuugista dufanka & sonkorta
Qaad 1β2 capsules ka hor cunno kasta
Β
Akhri Faahfaahinta
βοΈ Waxay xannibtaa nuugista sonkorta & dufanka
π₯ Waxay dedejisaa gubista dufanka jirka
π½οΈ Waxay xakameysaa rabitaanka cuntada
πͺ Waxay taageertaa miisaan dhimis joogto ah
π Ku habboon weight loss & slimming plan
π« FOREVER LITE ULTRA (CHOCOLATE)
Shake macaan oo leh protein dhisaya murqaha & tamarta
Ku qas 1 qaado biyo ama caano kadib jimicsi ama subax kasta
Akhri Faahfaahinta
πͺ Waxay dhistaa murqaha
π₯ Waxay taageertaa miisaan dhimis & fitness
β‘ Waxay kordhisaa tamarta
π½οΈ Waxay buuxisaa caloosha si aadan u rabin cunto badan
πββοΈ Ku habboon gym-ka, qoondaynta qado, ama beddelka cunto fudud
π₯ FOREVER LITE ULTRA (VANILLA)
Shake vanilla ah oo nafaqo badan oo dhisa murqaha & tamarta maalinlaha
Ku qas 1 qaadoΒ biyo ama caano, cab subax ama kadib jimicsi
Β
Akhri Faahfaahinta
πͺ Waxay dhistaa oo taageertaa murqaha
π₯ Waxay ka caawisaa miisaan dhimis si caafimaad ah
β‘ Waxay bixisaa tamar joogto ah
π½οΈ Waxay kaa ilaalisaa rabitaanka cunno badan
πββοΈ Ku habboon jimicsiga, shaqada, iyo quraac fudud
π FOREVER BEE POLLEN
Tamarta dabiiciga ah ee kor u qaadda firfircoonida jidhka
Qaado 1β3 kaniini maalintii, kadib quraacda ama qadada
Akhri Faahfaahinta
β‘ Waxay kordhisaa tamarta
π‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
πͺ Waxay taageertaa murqaha & dhiigga
πΏ Waxay yareysaa daalka
π₯ Ku fiican shaqo badan / waxbarasho / gym
π― FOREVER BEE PROPOLIS
Difaac jidh oo xooggan β Daawo dabiici ah oo ka timaadda shinnida.
Qaado 1β2 kaniini maalintii kadib quraac ama qadada.
(La calalin karaa ama la liqi karaa)
Β
Akhri Faahfaahinta
π‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
π· Waxay yareysaa infekshanka & hargabka
π₯ Waxay dejisaa bararka iyo xanuunka
πΏ Waxay ka hortagtaa bakteeriyada iyo fungal infections
πΆ Ku habboon dadka badan oo xasaasiyadda leh
π FOREVER ROYAL JELLY
Xoog iyo firfircooni dabiici ah oo ka timaadda boqoradda shinnida.
Qaado 1β2 kaniini maalintii kadib quraac ama qadada.
Akhri Faahfaahinta
β‘ Waxay kordhisaa tamarta & xoogga jidhka
π‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
π Waxay hagaajisaa hurdo & nasasho
πββοΈ Waxay taageertaa caafimaadka maqaarka & timaha
π€° Waxaa inta badan loo adeegsadaa hooyada uurka leh (la tasho dhakhtar haddii loo baahdo)
π― FOREVER BEE HONEY
Macaan dabiici ah oo tamar siiya jidhka una roon caafimaadka guud.
Ku dar shaah, biyo diirran, caano,ama malab ahaan u isticmaal subax kasta.
Β
Akhri Faahfaahinta
β‘ Waxay kordhisaa tamarta jidhka
π‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
π₯ Waxay yareysaa bararka & xanuunka dhuunta
πΏ Waxay hagaajisaa dheefshiidka & calool fadhiga
πββοΈ Waxay qoynisaa maqaarka & ka hortagtaa gabowga
π―πΏ ALOE PROPOLIS CREME
Cream qoto dheer u qoynaya maqaarka, kana caawiya bogsashada & difaac.
Mari maqaarka nadiifka ah subax & habeen, si gaar ah meelaha qalalan ama xanuunsan.
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay qoynisaa maqaarka muddo dheer
π‘οΈ Waxay ilaalisaa maqaarka kuna samaysaa difaac dabiici ah
π₯ Waxay dejisaa finan, cuncun & casaan
πΏ Waxay caawisaa bogsashada nabarrada yaryar & gubashada
πββοΈ Ku habboon wejiga, gacmaha, jilbaha & meelaha qalalka badan
π FOREVER VITAMIN C (DAY SERUM)
Iftiin & dhalaal maqaarka subax kasta.
Mari wejiga kadib nadiifinta & toner-ka, subax kasta ka hor moisturizer/ sunscreen.
Akhri Faahfaahinta
π Waxay iftiimisaa maqaarka
π Vitamin C awood leh antioxidant
π¨ Waxay mideysaa midabka maqaarka
π§ Waxay ilaalisaa qoyaan maalintii oo dhan
π Waxay siisaa dhalaal dabiici ah
π FOREVER BAKUCHIOL (NIGHT SERUM)
Dib u cusboonaysiin & hagaajin maqaarka inta aad huruddo.
Mari wejiga habeenkii kadib nadiifinta, ka hor cream-ka hurdada.
Β
Akhri Faahfaahinta
πββοΈ Waxay yareysaa finan & xanuunka maqaarka
π Waxay hagaajisaa texture-ka & simanaanta
πΏ Bakuchiol waa vegan alternative to Retinol (laakiin jilicsan)
π§½ Waxay ka hortagtaa gabow hore & khadadka khafiifka ah
π€ Waxay siisaa maqaarka soo kabasho habeenkii
πΏ LOGIC ALOE ESSENCE
Hydration jilicsan oo degdeg ah oo nadiifisa, dejisa & hagaajisa maqaarka.
Mari wejiga kadib nadiifinta & toner-ka, subax kasta ka hor moisturizer/ sunscreen.
Akhri Faahfaahinta
π Waxay iftiimisaa maqaarka
π Vitamin C awood leh antioxidant
π¨ Waxay mideysaa midabka maqaarka
π§ Waxay ilaalisaa qoyaan maalintii oo dhan
π Waxay siisaa dhalaal dabiici ah
πΏ LOGIC SOOTHING GEL MOISTURIZER
Qoyaanka degdegga ah ee jilicsan oo dejinaya maqaarka isla markiiba.
Kadib serum/essence, mari wejiga & qoorta subax iyo fiid.
Β
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay si qoto dheer u qoynaysaa maqaarka
π¬οΈ Waxay dejisaa gubashada, casaanka & cuncunka
πΏ Aloe Vera + Moisturizers waxay dib u dhisaan caafimaadka maqaarka
πͺΆ Gel khafiif ah oo si degdeg ah u nuugma (ma aha dufan)
β¨ Waxay ka dhigtaa maqaarka mid smooth, fresh & natural glow
π§Ό LOGIC ALOE GEL CLEANSER
Nadiifin jilicsan oo ka saaraysa wasakhda & make-up-ka iyada oo maqaarka dejinaysa.
Mari wejiga subax & habeen kadib biyo-qoyn oo ku raaci biyo diiran.
Akhri Faahfaahinta
πΏ Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan
π§½ Waxay si qoto dheer u nadiifisaa daloolada
π§ Waxay ilaalisaa qoyaan (ma qallajiso)
π Waxay dhistaa maqaarka nadiif ah oo dhalaalaya
πΆ Ku habboon maqaarka jilicsan & sensitivity
π RENEWING SKIN CRΓME
Cream aad u nafaqo badan oo dib u cusboonaysiiya maqaarka kuna soo celisa jilicsanaanta & dhalaalka.
Mari wejiga subax & habeen kadib nadiifinta (ka hor ama kadib serum-ka).
Β
Akhri Faahfaahinta
π§ Qoyaanka ayuu xiraa oo maqaarka ka ilaalinayaa qallaylka
πΏ Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan & casaan
π Waxay dhalaal & firfircooni siisaa wejiga
π§ββοΈ Waxay ka hortagtaa gabow hore & khadadka khafiifka ah
πΆ Waxay ka dhigtaa maqaarka mid jilicsan sida baby skin
π REFINING GEL MASK
Mask jilicsan oo habeenkii shaqeeya si uu maqaarka u nadiifiyo, u simo, una dhalaaliyo.
Mari wejiga habeenkii ka hor hurdada, kadib iska dhaqi subaxdii.
Akhri Faahfaahinta
π Waxay soo celisaa firfircoonida maqaarka inta aad huruddo
π§ Waxay si qoto dheer u qoyaan siisaa
π«οΈ Waxay yareysaa daloolada & dhumucda maqaarka
πββοΈ Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan
π Waxay ka dhigtaa wejiga dhalaal & umul muuqaal cusub
π TIGHTENING MASK POWDER
Mask budo ah oo si degdeg ah u adkeeya oo u sima maqaarka.
Ku qas budada biyo ama aloe gel, mari wejiga 20 daqiiqo, kadib si tartiib ah u maydh.
Β
Β
Akhri Faahfaahinta
π― Waxay adkaysaa & kor u qaadaa maqaarka
π Waxay siisaa wejiga muuqaal tight & lifted
π§ββοΈ Waxay yareysaa daloolada & nabarrada
π§ Waxay ka caawisaa maqaarka inuu noqdo mid siman & dhalaalaya
π Ku habboon maqaarka jilicsan & daallan
π REPLENISHING SKIN OIL
Kareem aad u qoto dheer u qoysa oo soo celinaya maqaarka jilicsanaanta & dhalaalka.
Mari wejiga subax & habeen kadib nadiifinta iyo serum-ka.
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay si qoto dheer u qoysa maqaarka
πΏ Waxay dejisaa maqaarka qalalan & xanaaqsan
π‘οΈ Waxay ka ilaalisaa qoyaanka inuu ka baxo maqaarka
β¨ Waxay ka dhigtaa maqaarka jilicsan oo siman
π§ββοΈ Ku habboon maqaarka aad u qalalan ama la tacaalaya huurka & qabowga
π ALOE BODY LOTION
Lotion khafiif ah oo si degdeg ah u nuugma, oo maqaarka ka dhigta jilicsan, dhalaalaya & qoyaanku ku jiro maalintii oo dhan.
Mari jirka oo dhan subax & habeen kadib qubayska si qoyaanka loo xiro.
Β
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay si qoto dheer u qoysa maqaarka
πΏ Waxay dejisaa & nasisaa maqaarka jilicsan
π‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca maqaarka (skin barrier)
β‘ Waxay si degdeg ah u nuugantaa, ma dhalaal badna
π«Ά Ku habboon maqaarka qalalan, caadiga & xasaasiga ah
π FOREVER MARINE COLLAGEN
Cabitaan collagen ah oo dhalaal iyo dhalinyaro u soo celiya maqaarkaβka shaqeeya gudaha ilaa dibadda.
Cab hal sachet maalin kasta, subax ama fiid kadib cunno.
Akhri Faahfaahinta
π Waxay dhalaal iyo iftiin siisaa maqaarka
π§ Waxay ka caawisaa qoyaanka maqaarka inuu sii jiro
πββοΈ Waxay yareysaa muuqaalka khadadka khafiifka ah & gabowga
π
Waxay xoojisaa timaha iyo cidiyaha
πΏ Waxaa ku jira Vitamin C + Biotin + Zinc si ay u taageeraan collagen-ka dabiiciga ah
π§ FOREVER HYDRATING SERUM
Serum qoto dheer u geliya maqaarka si uu u noqdo qoyaan buuxa, jilicsan & dhalaalaya maalintii oo dhan.
Mari dhowr dhibcood wejiga & qoorta ka hor moisturizer-ka subax & fiid.
Β
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay siinaysaa maqaarka qoyaan qoto dheer
π Waxay ka dhigtaa maqaarka mid jilicsan & dhalaal dabiici ah
π‘οΈ Waxay xoojisaa barrier-ka maqaarka si uusan u qallalin
π Waxaa ku jira Hyaluronic Acid oo soo celiya qoyaanka
πΆ Waxay ka caawisaa maqaarka inuu u muuqdo daβyar & firfircoon
π ALOE BIO-CELLULOSE MASK
Mask wajiga si qoto dheer u qoysa, u dejisa, oo u soo celisa dhalaalka sida spa treatment guriga!
Ku saar wejiga 20 daqiiqo kadib nadiifinta, ka dibna ku duug maqaarka qoyaan ka haray.
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay si qoto dheer u qoysa maqaarka
π§ββοΈ Waxay dejisaa & yareysaa casaan + xanaaq
πΏ Aloe + Bio-cellulose waxay soo kabayaan maqaarka daalan
π Waxay ka dhigtaa maqaarka dhalaalaya oo siman
βοΈ Ku fiican maqaarka qorraxda + kulaylka ka daala
π§΄ ALOE PROPOLIS CREME
CreamΒ ku habboon maqaarka qallalan, finan leh & eczema.
Mari maqaarka nadiif ah subax & fiid gaar ahaan meelaha qalalan ama xanaaqsan.
Β
Akhri Faahfaahinta
πΏ Aloe Vera waxay dejisaa & soo celisaa maqaarka
π Bee Propolis wuxuu yareeyaa casaan & xasaasiyad
π§ Ku habboon maqaarka aadka u qallalan
π Waxay ka caawisaa finan & nabro si ay u bogsadaan
πΆ Ku habboon carruur, haween & rag β fragrance dabiici ah
π FOREVER ALOE LIPS
Daawo bishamiha oo ka samaysan Aloe Vera & Jojoba β bushimahaaga ka dhigaya jilicsan, qoyaan leh & qurux dabiici ah.
Mari bushimaha maalintii dhowr jeer si aad u ilaaliso qoyaan & jilicsanaan.
Akhri Faahfaahinta
π Waxay jilcisaa bushimaha qalalan & jeex-jeexan
πΏ Aloe Vera waxay dejisaa & soo celisaa unugyada
π«Ά Jojoba Oil wuxuu siinayaa qoyaan joogto ah
π¬οΈ Waxay ilaalisaa bushimaha xilliga qabow & dabaysha
π Ku habboon carruur, haween & rag (neutral fragrance)
πΏ ALOE VERA GELLY
Gel dabiici ah oo dejiyo, qaboojiya & bogsiiyo maqaarka β ku fiican finan, sunburn, cuncun & nabarro.
Mari meelaha cuncunka, gubashada qorraxda, finanka ama meel kasta oo u baahan dejin & qoyaan subax & fiid.
Β
Akhri Faahfaahinta
Waxaa laga sameeyay Aloe Vera saafi ah
Waxay yareysaa gubashada qorraxda & kulaylka maqaarka
Waxay dejisaa cuncun & xasaasiyad
Waxay si qoto dheer u qoynaysaa maqaarka
Ku habboon wajiga, jirka, xabadka, carruurta & maqaarka xasaasiga
Waxay ka dhigtaa maqaarka mid siman & jilicsan
Β
πΏ ALOE MOISTURIZING LOTION
Cream jidhka iyo wejiga ah oo qoyaanka si qoto dheer u xira kana dhiga maqaarka jilicsan & dhalaalaya.
Mari maqaarka subax & fiid kadib nadiifinta.
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay siisaa qoyaan waara
πΈ Waxay dejisaa maqaarka xasaasiga ah
π§ββοΈ Waxay maqaarka ka dhigtaa jilicsan & siman
πΏ Waxay ka kooban tahay Aloe Vera, Collagen, iyo Elastin
βοΈ Ku habboon jidhka & wejiga labadaba
πΆ Aad ugu fiican maqaarka qalalan ama daalan
π₯ ALOE HEAT LOTION
Cream kululaynta jirka oo dejisa murqaha daalan & xanuunka dhabarka, qoorta, iyo lugaha.
Ku mari meelaha xanuunka ama daalka leh oo si fiican u duug subax & fiid.
Β
Akhri Faahfaahinta
π₯ Waxay siisaa kulayl dejin ah oo nasiiya murqaha
πββοΈ Ku habboon dadka shaqo badan ama jimicsi ka yimid
πΏ Waxay ka kooban tahay Aloe Vera, Eucalyptus & Menthol
ποΈββοΈ Waxay yareyso muruq adkaanshaha & daalka
𦡠Aad ugu fiican dhabarka, garbaha, qoorta, lugaha & jilbaha
π Waxay keentaa naso & raaxo degdeg ah
π GENTLEMANβS PRIDE
Lotion raaxo leh oo nadiif ah oo dejisa maqaarka ragga kadib xiirashada, adigoon dareemin gubasho.
Mari wejiga & qoorta kadib xiirashada ama markaad rabto nadiif iyo ur fiican.
Akhri Faahfaahinta
π Waxay dejisaa maqaarka kadib xiirashada
π« Ma laha alcohol β ama kulayl maqaarka
πΏ Waxay yareysaa casaanka iyo cuncunka
π§ Waxay qoyaan dheer siisaa maqaarka
π Waxay ka tagtaa ur nadiif & sharafaysan oo khafiif ah
π§ββοΈ Ku habboon rag kasta maalin walba
π€ ALOE MSM GEL
Gel dejin ah oo xanuunka murqaha, seedaha & kala-goysyada yareeya.
Ku mari meelaha xanuunka ama cuncunka leh 2β3 jeer maalintii.
Β
Akhri Faahfaahinta
π Waxay dejisaa murqaha daalan
π₯ Waxay yareysaa xanuunka & bararka
πΏ MSM + Aloe = Nasasho degdeg ah
πββοΈ Ku habboon dadka jimicsada ama shaqo culus qabta
𦡠Waxay si toos ah ula shaqeysaa seedaha & kala-goysyada
πΏ FOREVER ALOE SCRUB
Scrub jilicsan oo si dabiici ah u saaraya wasakhda & unugyada duqoobay, si maqaarkaagu u noqdo nadiif & ifaya.
Mari wejiga qoyan, si tartiib ah u duug 1 daqiiqo, kadibna dhaq β 2 ilaa 3 jeer usbuucii.
Akhri Faahfaahinta
π§Ό Waxay si dabiici ah u nadiifisaa maqaarka
π± Jojoba micro-beads aan dhaawicin maqaarka
π Waxay ka caawisaa iftiiminta & isku-dhigga midabka
π§ Waxay ka tagtaa maqaarka jilicsan oo qoyaan leh
π Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka (xasaasiga ah oo ay ku jirto)
π«§ INFINITE HYDRATING CLEANSER
Nadiifiye wejiga oo si qoto dheer u nadiifiya isla markaana qoyaanka ku haya β maqaarka ma qallajiyo.
Mari wejiga qoyan, si tartiib ah u duug 30 ilbiriqsi, kadibna ku biyo raaci subax & fiid.
Β
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay ilaalisaa qoyaanka maqaarka
π« Ma qallajiso β si aad u dareento jilicsanaan
π§Ό Waxay nadiifisaa wasakh, make-up & boodhka
πΏ Waxaa ku jirto Aloe Vera & asiidh aminos oo maqaarka dejiyo
π Ku haboon maqaarka xasaasiga, qalalan & isku-dhafan
β¨ Waxay ka dhigtaa wejiga nadiif, iftiin & siman
INFINITE FIRMING SERUM
Serum xoojiya oo adkeeya maqaarka, si uu u noqdo mid siman, dhalaal leh oo daβ yar u muuqda.
Mari wejiga & qoorta subax iyo galab ka hor moisturizer-ka.
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay si qoto dheer u qoyaan gelisaa maqaarka
π Waxay adkaysaa maqaarka oo ka caawisa in uu noqdo mid taagan
π Waxay yareysaa muuqaalka khadadka khafiifka ah
𧬠Peptides + Aloe waxay dib u dhisaan dhismaha maqaarka
π Waxay ka tagtaa maqaarka jilicsan oo siman
Infinite Firming Complex
Qurux ka timaada gudaha β tablet collagen & phytonutrients ah oo maqaarka taageera.
Mari wejiga qoyan, si tartiib ah u duug 30 ilbiriqsi, kadibna ku biyo raaci subax & fiid.
Β
Akhri Faahfaahinta
𦴠Waxay dhiirrigelisaa soo saarista collagen-ka dabiiciga ah
πͺ Waxay taageertaa adkaanta & firfircoonida maqaarka
π Waxay yareysaa gabowga degdega ah
π
Waxay wanaajisaa muuqaalka timaha & cidiyaha
π«Ά Waxay maqaarka ka dhigtaa mid caafimaad & firfircoon
Smoothing Exfoliator
Exfoliator jilicsan oo ka saara unugyada dhintay adigoon maqaarka dhaawicin.
Isticmaal 2β3 jeer usbuucii kadib nadiifinta.
Akhri Faahfaahinta
π«§ Waxay ka saartaa unugyada dhintay si tartiib ah
πΏ Enzymes dabiici ah ayaa sima oo nadiifiya maqaarka
π Waxay kordhisaa dhalaalka & muuqaalka nadiifka ah
π§ Waxay ilaalisaa qoyaanka, maqaarka ma qallajiso
π Waxay ka tagtaa maqaarka jilicsanΒ
Infinite Restoring Crème
Cream qoto dheer u quudiya maqaarka oo dib u soo celisa dhalaalka jirka.
Mari wejiga subax & habeen kadib serum.
Β
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay si qoto dheer u qoyaan gelisaa maqaarka
π Waxay adkaysaa maqaarka oo ka caawisa in uu noqdo mid taagan
π Waxay yareysaa muuqaalka khadadka khafiifka ah
𧬠Aloe + Peptides waxay taageeraan dib u dhiska unugyada
π Waxay ka dhigta maqaarka jilicsan, siman oo dhalaalaya
π AWAKENING EYE CREAM
Cream indhaha oo cajiib ah.
Mari hoosta indhaha subax & habeenka kadib nadiifinta.
Akhri Faahfaahinta
π Waxay yareysaa madowga & wareerka indhaha
βοΈ Waxay dejisaa bararka oo bixisa dareen qabow
π§ Waxay qoyaan fiican siisaa maqaarka khafiifka ah
𧬠Peptides + Aloe waxay caawiyaan soo kabashada maqaarka
ποΈ Waxay ka dhigtaa indhaha soo jeeda & muuqaal firfircoon
π§ ALOE ACTIVATOR
Toner dabiici ah oo ka kooban 99% Aloe Vera nadiifa
Ku shub suuf, si tartiib ah ugu mari wejiga subax & habeen.
Β
Akhri Faahfaahinta
π¦ Waxay si qoto dheer u qoyaansiiyaa
π§½ Waxay ka saartaa wasakhda & hadhaaga makeup-ka
πΏ Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan
β¨ Waxay diyaarisaa wejiga si uu serum & cream u qaato si fiican
π Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka (xasaasiga ah sidoo kale)
βοΈ ALOE SUNSCREEN
creamka qoraxda cajiib ah, aan dhaawicin maqaarka.
Mari wejiga & jirka 15 daqiiqo ka hor qorraxda, ku celi 2 saac kasta.
Akhri Faahfaahinta
π‘οΈ Waxay ilaalisaa maqaarka ka hortaga gubashada & madoowga
πΏ Aloe Vera waxay dejisaa oo qoyaan siisaa wajiga
π« Ma leh dareen culus ama dhalaal saliid ah
π Ku habboon maalin kasta, xataa gudaha
π¨βπ©βπ§ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka
PROTECTING DAY LOTION
Moisturizer maalinle ah oo leh SPF 20 β qoyaan + difaac qorraxeed hal mar.
Mari wejiga subax kasta kadib nadiifinta & serum-ka.
Β
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay siisaa qoyaanka maqaarka maalinta oo dhan
π‘οΈ SPF 20 waxay ka difaacdaa qorraxda & madoowga
πΏ Aloe + extracts dabiici ah waxay dejinayaan maqaarka
π Waxay ka tagtaa maqaarka oo jilicsan & siman
π©βπ¦° Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka
π‘ FOREVER ALOFA β Perfume Dumarka
Caraf jilicsan oo raaxo leh, oo ka tarjumaya nadiif, qurux & daryeel.
Ku buufi qoorta, dhegaha gadaashooda & gacmaha
Akhri Faahfaahinta
πΈ Caraf nadiif ah oo qiiro leh
π Waxay dareensiisaa soo jiidasho & naxariis
π Waxay ku habboon tahay habeen & maalin labadaba
π Waxay u muuqataa βclassy & feminineβ
π¬οΈ Dheer-joog ah, laakiin aan noqon mid culus
π€ FOREVER MALOSI β Perfume Ragga
Caraf xoog leh oo ragannimo ah, ku dareensiinaya kalsooni iyo sharaf meel kasta.
Ku buufi qoorta iyo gacmaha 1β2 jeer
Β
Akhri Faahfaahinta
π₯ Caraf dheer jooga maalinta oo dhan
π Waxay muujisaa kalsooni & awood
π Caraf qoto dheer oo kulul & soo jiidasho leh
π§ββοΈ Ku habboon rag jecel inay muuqdaan sharaf & qiimo
π Carafka wuxuu leeyahay vibes βdark, mature, luxuryβ
β¨ FOREVER NOURISHING HAIR OIL
Saliid fudud oo aan ahayn mid culus, oo timaha ka dhigta dhalaal + nafaqo + jilicsanaan.
Ku mari timaha kadib maydhista ama markaad rabto dhalaal & jilicsanaan.
Akhri Faahfaahinta
π Waxay ka dhigtaa timaha dhalaalaya
π§ββοΈ Waxay jilcisaa timaha aan la maareyn karin
π± Silicone-free β ma adkeyso timaha
πββοΈ Waxay nafaqeysa xididdada & jirka timaha
π₯₯ Dabeecad & udgoon khafiif ah oo raaxo leh
βοΈ FOREVER ALOE COOLING LOTION
Cream qabow oo deg-deg u dejisa murqaha & kala-goysyada daalan.
Mari meesha xanuunka ka jiro ama murqaha ka daalanβmaalin kasta ama kadib jimicsi.
Β
Akhri Faahfaahinta
βοΈ Waxay bixisaa qabowga jirka.
πͺ Waxay yareysaa murqaha xanuunkooda
𦡠Waxay taageertaa kala-goysyada & dhaqdhaqaaqa
πΏ Aloe + Eucalyptus + Menthol ayaa dejisa maqaarka
β±οΈ Waxay ku shaqeysaa si degdeg ah marka la marsado
π¦· FOREVER BRIGHT TOOTHGEL
Dabci nadiif ah oo ku saleysan Aloe Vera oo nadiifiya ilkaha adigoon dareemin xanuun ama jileec.
Buraash ku mari subax & galab sida caadiga ah.
Akhri Faahfaahinta
πΏ Waxay dejisaa cirridka & gudaha afka
π¦· Waxay ka hortagtaa urka afka
π± Fluoride-free, ku habboon carruur & dadka jilicsan
π Waxay siinaysaa dhalaal & nadiif ilkaha
π Mint cusub oo uun-qabow ka tagta afka
π‘οΈ ALOE EVER-SHIELD DEODORANT
Deodorant aan wax kiimiko culus lahayn oo ilaalinaya jirka ur laβaan maalin dhan.
Mari kilkilooyinka kadib qubayska subax ama fiid.
Β
Akhri Faahfaahinta
π« Ma laha aluminium & alcohol
πΏ Ku habboon maqaarka jilicsan
π¨ Waxay siisaa ur nadiif & degan
π§ Waxay ka hortagtaa dhididka ur yeesha
β±οΈ Saameyn dheer oo maalinta oo dhan jirta
βοΈ ALOE SUNSCREEN
creamka qoraxda oo difaac adag leh, aan dhaawicin maqaarka.
Mari wejiga & jirka 15 daqiiqo ka hor qorraxda, ku celi 2 saac kasta.
Akhri Faahfaahinta
π‘οΈ Waxay ilaalisaa maqaarka ka hortaga gubashada & madoowga
πΏ Aloe Vera waxay dejisaa oo qoyaan siisaa
π« Ma leh dareen culus ama dhalaal saliid ah
π Ku habboon maalin kasta, xataa gudaha
π¨βπ©βπ§ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka
π§Ό ALOE AVOCADO FACE & BODY SOAP
Saabuun dabiici ah oo jilicsan oo ka nadiifisa maqaarka wasakhda iyadoo ilaalineysa qoyaan & dhalaal.
Ku isticmaal wejiga & jirka intaad qubaysanayso subax & fiid.
Β
Akhri Faahfaahinta
π₯ Avocado ayaa si qoto dheer u qoyeesha maqaarka
πΏ Aloe Vera waxay dejisaa & yareysaa cuncunka
π§ Waxay ka hortagtaa qallaylka & dillaaca maqaarka
π Ku habboon maqaarka jilicsan & carruurta
π Waxay ka tagtaa maqaarka jilicsan, nadiif ah & dhalaalaya
π§΄ FOREVER HAND SANITIZER
Nadaafad degdeg ah + ilaalin maqaarkaaga adigoo iska ilaalinaya qallaylka.
Ku mari gacmaha mar kasta oo aad u baahan tahay nadaafad degdeg ah.
Akhri Faahfaahinta
π¦ Dilaa 99.9% jeermiska
π― Waxay u jilcisaa gacmaha sababtoo ah Honey & Aloe
π« Ma qallajiso sida sanitizers-ka kale
πΆ Ku habboon carruur & waaweyn
πΌ Ku habboon safarka & shaqada
π§Ό ALOE LIQUID SOAP
Saabuun jilicsan oo si qoto dheer u nadiifisa adigoon maqaarka ka saarayn qoyaan.
Isticmaal markaad dhaqeyso gacmaha ama jirka oo dhan maalin kasta.
Β
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay ilaalisaa qoyaan & elasticity
πͺ· Aad ayey ugu habboon tahay maqaarka jilicsan
π± Aloe + Coconut + Argan = nadiif + nafaqo
π Ur jilicsan oo raaxo leh
π«§ Dhaqsi ayey u xumbeysaa oo si fudud u dhaqantaa
Aloe-Jojoba Shampoo
Shampoo dabiici ah oo nadiifiya timaha adigoon ka saarin qoyaanka dabiiciga ah.
Ku shaambo garee timahaaga 2β3 jeer usbuucii, ku raaci biyo diiran.
Akhri Faahfaahinta
π Waxay si jilicsan u nadiifisaa timaha & madaxa
πΏ Waxay dejisaa cuncunka & qallaylka madaxa
β¨ Waxay ka saartaa wasakhda & saliidda xad-dhaafka ah
π§ Aloe + Jojoba waxay ilaalinayaan qoyaanka dabiiciga ah
π©β𦱠Ku habboon dhammaan noocyada timaha (xataa kuwa jilicsan)
Aloe-Jojoba Conditioner
Conditioner qoto dheer u nafaqeeya timaha, kana dhigaya kuwo jilicsan & dhalaalaya.
Kadib shampoo mari timaha, sug 1β2 daqiiqo, kadib ka raaci biyo.
Β
Akhri Faahfaahinta
π§΄ Waxay jilcisaa timaha oo ka dhigtaa kuwo fudud
π§ Waxay qoyaanka ku xajisaa muddo dheer
β¨ Waxay siisaa timaha dhalaal dabiici ah
π± Aloe + Jojoba waxay nafaqo siiyaan xididka timaha
π« Ma buufiso timaha (No frizz)
π§΄ Aloe Body Wash
Jilicsanaan iyo nadiifnimo aad dareemi doonto markaad taabato maqaarkaaga, iyadoo aysan qalajinayn.
Isticmaal markaad qubaysato, ku xumbay oo si raaxo leh uga dhaq jidhka oo dhan.
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay maqaarka si qoto dheer u qoyaan gelisaa
πΏ Aloe + cleansers dabiici ah oo jilicsan
π«§ Waxay sameysaa xumbo nadiif ah oo raaxo leh
π Maqaarka waxay uga tagtaa dareen nadiif ah oo cusub
πΆ Ku habboon maqaarka xasaasiga ah
π Protecting Day Lotion
Qoyaanka maalinlaha + ilaalinta qorraxda hal mar, adigoon dareemin culays ama dhalaal badan.
Mari wejiga subax kasta ka hor intaadan bixin.
Β
Β
Akhri Faahfaahinta
π waxay ka difaacdaa qorraxda maalin kasta
π§ Waxay maqaarka siisa qoyaanka maalin-dhan
π Culeys ma leh, si dhaqso ah ayuu u nuugmaa
πΏ Aloe + Antioxidants waxay maqaarka xoojiyaan
π Waxay ka tagtaa maqaarka siman oo nadiif ah
Waxaad Joogtaa Dhamaadka β alaabta
Ka dooro qaybta alaabta, akhri sababta ay Forever u tahay doorasho fiican, kadibna nala soo xiriir.
β¨ Maxaa Forever Living ka dhigaya mid ka fiican?
- πΏ Aloe vera tayo sare ah β beero gaar ah & la xakameeyo.
- π§ͺ Tijaabo joogto ah & xakameyn tayo adag inta lagu jiro soo-saarista.
- π Hab-soo-saarka GMP-compliant (xeerar warshadeed oo nadiif & ammaanka).
- π¦ Hufnaan: qiyaaso cad, qaybo la raadin karo, iyo warbixin nafaqo oo muuqata.
- π Shabakad caalami ah & taageero adeeg macmiil oo degdeg ah.
π Shahaadooyin & Seals (Shirkadu haysato)
- βοΈ IASC β International Aloe Science Council (Aloe Seal)
- βοΈ GMP β Good Manufacturing Practice (warshado u hogaansan)
- βοΈ ISO 9001 β Quality Management (qaarkood)
- βοΈ ISO 22000 / HACCP β Food Safety (qaarkood)
- βοΈ Halal β Suuqyo xul ah
- βοΈ Kosher β Suuqyo xul ah
Fiiro gaar ah: shahaadooyinku way kala duwanaan karaan waddan & badeecadβhubi calaamadda saxda ah ee baakadka.