πŸ₯­ FOREVER ALOE MANGO

Aloe Mango waa cabitaan macaan oo nafaqo leh, firfircownina aad ka helayso.

Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka)

Akhri Faahfaahinta

πŸƒ Waxay taageertaa dheef-shiidka & caloosha
πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
πŸ’§ Waxay caawisaa fuuq-celinta jirka
πŸ«€ Waxay ilaalisaa shaqada beerka & kalyaha
😊 Waxay wanaajisaa maqaarka & muud-ka

πŸ’ FOREVER ALOE BERRY NECTAR

Aloe Berry Nectar waa cabitaan macaan, oo u wanaagsan dfaaca jirka.

Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka)

Akhri Faahfaahinta

πŸƒ Waxaa laga helaaΒ  Fitamiin C.
πŸ›‘οΈ Wuxuu taageeraa difaaca jirka.
πŸ’§ Waxuu kor u qaadaaΒ 
πŸ«€waxay taageertaa caafimaadka kaadi-mareeka (urinary tract).πŸ”₯ Waxay caawisaa hab-dhiska dheefshiidka (digestive system) iyada oo fududaysa shaqada dheefsjiidka.

πŸ‘ FOREVER ALOE PEACHES

Aloe Peaches waa cabitaan macaan oo soo celinaya tamarta iyo caafimaadka jirka.

Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka).

Akhri Faahfaahinta

πŸ‘ Waxay u roon tahay caloosha jilicsan
πŸ›‘οΈ Waxay kor u qaadaa difaaca jirka
πŸ’§ Waxay hagaajisaa fuuq-celinta
🫁 Waxay u fiican tahay sambabada & neefsashada
πŸ‘Ά Ku habboon carruurta & dadka aan jeclayn dhadhanka qadhaadh

πŸ’› FOREVER ALOE VERA GEL

Aloe Vera Gel waa cabitaan dabiici ah oo nadiifinaaya jirka, suntana ka saaraya.

Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka)

Akhri Faahfaahinta

πŸƒ Waxay hagaajisaa dheef-shiidka & caloosha
πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
πŸ’§ Waxay kor u qaadaa fuuq-celinta unugyada
🫁 Waxay taageertaa sambabada & neefsashada
πŸ”₯ Waxay yareysaa bararka & calool xanuunka

πŸ‘ FOREVER ALOE PEACHES(xirmo dhan 12)

Aloe Peaches waa cabitaan macaan oo soo celinaya tamarta iyo caafimaadka jirka.

Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka).

Akhri Faahfaahinta

πŸ‘ Waxay u roon tahay caloosha jilicsan
πŸ›‘οΈ Waxay kor u qaadaa difaaca jirka
πŸ’§ Waxay hagaajisaa fuuq-celinta
🫁 Waxay u fiican tahay sambabada & neefsashada
πŸ‘Ά Ku habboon carruurta & dadka aan jeclayn dhadhanka qadhaadh

⚑ FAB – FOREVER ACTIVE BOOST

Tamar degdeg ah oo kaa dhigaysa firfircoon oo sifican urux,kadib cab looguma talo galin ciyaalka haweenka uurka leΒ 

Akhri Faahfaahinta

⚑ Waxay kordhisaa tamarta iyo feejignaanta
🧠 Waxay wanaajisaa diiradda & maskaxda
πŸ’ͺ Waxay taageertaa awoodda jidhka inta lagu jiro shaqo & jimicsi
πŸ”₯ Waxay yareysaa daalka degdega ah
😊 Dhadhan macaan oo aan culays ku yeelan caloosha

🦴 FOREVER FREEDOM

Cabitaankaan wuxuu u fiican yahay lafaha iyo kalagoosyada.

Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka).

Akhri Faahfaahinta

🦴 Waxay xoojisaa lafaha & kala-goysyada
πŸ€Έβ€β™‚οΈ Waxay hagaajisaa dhaqdhaqaaqa jidhka
πŸ”₯ Waxay yareysaa xanuunka & bararka kala-goysyada
πŸ’§ Waxay kor u qaadaa fuuq-celinta unugyada
πŸƒβ€β™‚οΈ Ku habboon dadka jimicsada, waayeelka & dadka xanuun join-ka ah

🍡 ALOE BLOSSOM HERBAL TEA

Aloe Blossom Herbal Tea waa caleen shaah dabiici ah, oo qayb ka qaadanaya deganaanshiiyaha jireed kadib markaad daasho.

halkii caleeen u isticmaal hal koob, kuna shub biyo kulul, u daa 3 ilaa 5 daqiiqo, kadibna ka saar caleenta shaahda.

Β 

Akhri Faahfaahinta

🌿 Waxay dejisaa maskaxda & niyadda
😌 Waxay yareysaa walbahaarka & daalka
πŸ’€ Waxay ka caawisaa hurdo raaxo leh
πŸ”₯ Waxay dedejisaa gubashada dufanka
πŸ’§ Waxay nadiifisaa dheef-shiidka & caloosha

πŸ’› FOREVER ALOE VERA juice

Aasaaska caafimaadka caloosha iyo nadiifinta jirka sifican urux,kadib kuΒ  celi talagadaΒ 

Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka).

Akhri Faahfaahinta

πŸƒ Waxay hagaajisaa shaqada mindhicirada & caloosha
πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
πŸ’§ Waxay kor u qaadaa fuuq-celinta unugyada
🫁 Waxay taageertaa neefsashada & sambabada
πŸ”₯ Waxay yareysaa bararka & xanuunka gudaha

Scroll to Top