🐝 FOREVER BEE POLLEN

Forever Bee Pollen waa suplement nafaqo dabiici ah, waxay siisaa jidhka tamar, nafaqo iyo adkaysi si dabiici ah.

Ku bilow adigoo maalintii qaadanaya rubuc kaniini (1/4), kadibna si tartiib tartiib ah u kordhi qiyaasta ilaa aad ka gaarsiiso saddex xabo maalintii.

Akhri Faahfaahinta

⚑ Waxay kordhisaa tamarta
πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
πŸ’ͺ Waxay taageertaa murqaha & dhiigga
🌿 Waxay yareysaa daalka
πŸ”₯ Ku fiican shaqo badan / waxbarasho / gym

🍯 FOREVER BEE PROPOLIS

Suplement-gaan maalintii waxaad ka qaadan labo xabo, waana inaad calelisaa intaadan laqin.

Akhri Faahfaahinta

πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
😷 Waxay yareysaa infekshanka & hargabka
πŸ”₯ Waxay dejisaa bararka iyo xanuunka
🌿 Waxay ka hortagtaa bakteeriyada iyo fungal infections
πŸ‘Ά Ku habboon dadka badan oo xasaasiyadda leh

🐝 FOREVER ROYAL JELLY

Kaniinkaan maalintii waxaa lagaa rabaa inaad qaadato labo xabo.

Akhri Faahfaahinta

⚑ Waxay kordhisaa tamarta & xoogga jidhka
πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
πŸŒ™ Waxay hagaajisaa hurdo & nasasho
πŸ’†β€β™€οΈ Waxay taageertaa caafimaadka maqaarka & timaha
🀰 Waxaa inta badan loo adeegsadaa hooyada uurka leh (la tasho dhakhtar haddii loo baahdo)

🍯 FOREVER BEE HONEY

Waa malab dabiici ah, oo jirka tamar siinaya, una wanaagsan caafimaadka guud.

Akhri Faahfaahinta

⚑ Waxay kordhisaa tamarta jidhka
πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
πŸ”₯ Waxay yareysaa bararka & xanuunka dhuunta
🌿 Waxay hagaajisaa dheefshiidka & calool fadhiga
πŸ’†β€β™€οΈ Waxay qoynisaa maqaarka & ka hortagtaa gabowga

🍯🌿 ALOE PROPOLIS CREME

Cream qoto dheer u qoynaya maqaarka, kana caawiya bogsashada & difaac.

Marso in kuugu filan, xilligaΒ  aad u baahato cream-kaan.

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay qoynisaa maqaarka muddo dheer
πŸ›‘οΈ Waxay ilaalisaa maqaarka kuna samaysaa difaac dabiici ah
πŸ”₯ Waxay dejisaa finan, cuncun & casaan
🌿 Waxay caawisaa bogsashada nabarrada yaryar & gubashada
πŸ’†β€β™€οΈ Ku habboon wejiga, gacmaha, jilbaha & meelaha qalalka badan

Scroll to Top