๐ŸŒž FOREVER VITAMIN C (DAY SERUM)

Iftiin & dhalaal maqaarka subax kasta.

Mari wejiga kadib nadiifinta & toner-ka, subax kasta ka hor moisturizer/ sunscreen.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ”† Waxay iftiimisaa maqaarka
๐ŸŠ Vitamin C awood leh antioxidant
๐ŸŽจ Waxay mideysaa midabka maqaarka
๐Ÿ’ง Waxay ilaalisaa qoyaan maalintii oo dhan
๐ŸŒŸ Waxay siisaa dhalaal dabiici ah

๐ŸŒ™ FOREVER BAKUCHIOL (NIGHT SERUM)

Dib u cusboonaysiin & hagaajin maqaarka inta aad huruddo.

Mari wejiga habeenkii kadib nadiifinta, ka hor cream-ka hurdada.

ย 

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’†โ€โ™€๏ธ Waxay yareysaa finan & xanuunka maqaarka
๐Ÿ›Œ Waxay hagaajisaa texture-ka & simanaanta
๐ŸŒฟ Bakuchiol waa vegan alternative to Retinol (laakiin jilicsan)
๐Ÿงฝ Waxay ka hortagtaa gabow hore & khadadka khafiifka ah
๐Ÿ’ค Waxay siisaa maqaarka soo kabasho habeenkii

๐ŸŠ FOREVER VITAMIN Cโ„ข + BAKUCHIOLโ„ข DUO

Isku-dar maalin & habeen oo maqaarka kaa dhaliya maalintii, una cusboonaysiiya Qaado hal kaniini oo Forever Vitamin Cโ„ข iyo hal kaniini Forever Bakuchiolโ„ข Duo maalintii, adigoo la ku cabaya biyo.

Akhri Faahfaahinta

๐ŸŒž Vitamin C (6%) waxay iftiimisaa maqaarka maalintii
๐ŸŒ™ Bakuchiol (1%) waxay yareysaa gabowga habeenkii
๐Ÿ’ง Labaduba waxay hydrategareeyaan oo jilciyaan maqaarka
๐Ÿงฌ Waxay hagaajiyaan texture & elasticity
๐ŸŒฑ Aloe Vera saafi ah waxay dejisaa & quudisaa maqaarka
๐Ÿšซ No fragrance, no parabens, no sulfates (ultra clean)
๐Ÿ’š Ku habboon maqaarka oo dhan, xataa kuwa xasaasiga ah

๐ŸŒฟ LOGIC BY FOREVERโ„ข SKIN CARE SYSTEM

Nidaam saddex-products ah oo si fiican u nadiifiya, u dheellitira & u qoyaan siiya maqaarkaaga.

Nidaamka Daryeelka Maqaarka ee Logic by Forever

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿซง Si jilicsan ayey u nadiifisaa maqaarka adigoon qalajin
๐Ÿ’ง Waxay si qoto dheer u hydrategareysaa maalin dhan
โš–๏ธ Essence-ku wuxuu dheellitiraa pH & oil-control
๐ŸŒฑ Aloe saafi ah waxay dejisaa xasaasiyadda & casaanka
๐ŸŒŸ Waxay siisaa maqaarka dhalaal & muuqaal siman
๐Ÿงฌ Waxay hagaajisaa texture-ka & barrier-ka maqaarka
๐Ÿ’š Ku habboon nooc kasta oo maqaarka ah (xataa xasaasi)

LOGIC BY FOREVERโ„ข BALANCING ALOE ESSENCE

Essence fudud oo maqaarka isla markiiba isku dheellitira, qoyaan Subax iyo fiid ku mari maqaarka si uu u nadiifo, u tone-gareeyo, u dheellitiro, kadibna raac alaabtaada kale ee daryeelka maqaarka Forever.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Waxay si degdeg ah u qoynaysaaย  maqaarka
โš–๏ธ Waxay hagaajisaa pH-ka & oil-control
๐ŸŒฑ Waxay dejisaa maqaarka xasaasiyada leh
โœจ Waxay u diyaarisaa serum & cream in si fiican loo nuugo
๐ŸŒŸ Waxay bixisaa dhalaal nadiif ah

LOGIC BY FOREVERโ„ข SOOTHING GEL MOISTURIZER

Moisturizer gel ah oo iftiin leh laakiin si qoto dheer u hydrategareeya.

Subax iyo fiid u isticmaal si maqaarkaaga u dareemo raaxo, una helo muuqaal jilicsan oo dheellitiran.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Waxay siisaa qoyaan dheer
๐Ÿ˜Œ Waxay dejisaa maqaarka oo qallalan
๐ŸŒฌ๏ธ Waxay nuugtaa si dhaqso ah, aan saliid ahayn
๐ŸŒฟ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka
๐Ÿ›ก๏ธ Waxay xoojisaa difaaca maqaarka

๐ŸŒ™REFINING GEL MASK (Overnight Mask)

Mask habeenkii lagu seexdo oo maqaarka ka dhiga mid jilicsan, nadiif ah & soo kabtay.

Ka hor hurdada ku mari wejiga, subaxdana dhaq; isticmaal 2โ€“3 jeer toddobaadkii si maqaarku u dheellitirmo.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Waxay qoyaan gelisaa intaad huruddo
โœจ Waxay soo celisaa dhalaalka maqaarka
๐Ÿงฌ Waxay yareysaa khadadka khafiifka ah
๐Ÿ˜Œ Waxay dejisaa maqaarka daalan
๐ŸŒ™ Waxay hagaajisaa texture-ka habeenkii

๐Ÿงผ LOGIC ALOE GEL CLEANSER

Nadiifin jilicsan oo ka saaraysa wasakhda & make-up-ka iyada oo maqaarka dejinaysa.

Mari wejiga subax & habeen kadib biyo-qoyn oo ku raaci biyo diiran.

Akhri Faahfaahinta

๐ŸŒฟ Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan
๐Ÿงฝ Waxay si qoto dheer u nadiifisaa daloolada
๐Ÿ’ง Waxay ilaalisaa qoyaan (ma qallajiso)
๐ŸŒŸ Waxay dhistaa maqaarka nadiif ah oo dhalaalaya
๐Ÿ‘ถ Ku habboon maqaarka jilicsan & sensitivity

๐ŸŒ™ RENEWING SKIN CRรˆME

Cream aad u nafaqo badan oo dib u cusboonaysiiya maqaarka

Ka dib nadiifinta, ku mari wejiga, qoorta iyo meelaha kale ee loo baahdo. Si natiijo fiican loo helo, subax iyo fiidba u isticmaal.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Qoyaanka ayuu xiraa oo maqaarka ka ilaalinayaa qallaylka
๐ŸŒฟ Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan & casaan
๐ŸŒŸ Waxay dhalaal & firfircooni siisaa wejiga
๐Ÿง–โ€โ™€๏ธ Waxay ka hortagtaa gabow hore & khadadka khafiifka ah
๐Ÿ‘ถ Waxay ka dhigtaa maqaarka mid jilicsan sida baby skin

๐Ÿงผ TIGHTENING MASK POWDER

Mask si degdeg ah u adkeeya maqaarka oo ka tagta dareen โ€œliftโ€ ah

Ku walaaq budada maaskaro iyo aloe ilaa ay noqoto lotion, ku mari qoorta iyo wejiga, fadhiiso 30 daqiiqo, kadib tuwaal qoyan ku jilci, tirtir hadhka maaskarada, dhaq biyo diirran, kadibna isticmaal toner iyo moisturizer

Akhri Faahfaahinta

๐ŸŽ‹ Waxay adkaysaa maqaarka
๐Ÿ” Waxay yareysaa jileeca wajiga &muuqaalkaย 
๐ŸŒŸ Waxay simaysaa & iftiimisaa
๐Ÿ˜Œ Waxay dejisaa maqaarka
๐Ÿ’†๐Ÿฝโ€โ™€๏ธ Ku habboon toddobaadkiiba mar

๐ŸŒ™ DEEP MOISTURIZING CREAM

Cream aad u qani ah oo maqaarka si qoto dheer u qoyaan gelisa, u adkeeya,

Isticmaal maalin kasta si aad u hesho qoyaan qoto dheer. Mari cream badan wejiga adigoo faraha adeegsanaya, kadibna si tartiib ah u duug maqaarka.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Qoyaan qoto dheer oo maqaarka ku sii jira maalin dhan
๐Ÿ˜Œ Waxay dejisaa maqaarka qallalan & janjeera
๐Ÿ›ก๏ธ Waxay dhistaa difaaca maqaarka (skin barrier)
๐ŸŒŸ Waxay soo celisaa dhalaalka & caafimaadka maqaarka
๐Ÿงฌ Waxay hagaajisaa texture-ka oo ka dhigta mid siman
๐ŸŒฟ Aloe + botanicals waxay bixinayaan nafaqo joogto ah

๐Ÿ‘ AWAKENING EYE CREAM

Cream indhaha oo cajiib ah.

Mari hoosta indhaha subax Isticmaal farahaaga, si tartiib ah ugu dhaji qadar dhexdhexaad ah hoosta iyo agagaarka indhaha.

Akhri Faahfaahinta

๐ŸŒ™ Waxay yareysaa madowga & wareerka indhaha
โ„๏ธ Waxay dejisaa bararka oo bixisa dareen qabow
๐Ÿ’ง Waxay qoyaan fiican siisaa maqaarka khafiifka ah
๐Ÿงฌ Peptides + Aloe waxay caawiyaan soo kabashada maqaarka
๐Ÿ‘๏ธ Waxay ka dhigtaa indhaha soo jeeda & muuqaal firfircoon

๐Ÿ’ง ALOE ACTIVATOR

Toner dabiici ah oo ka kooban 99% Aloe Vera Ku tirtir maqaarka adigoo isticmaalaya suuf โ€” ama isku dar 1 qaado yar oo mask powder ah + 1 qaado yar Aloe Activator, mari wajiga, sug 20 daqiiqo, kadib ku raaci biyo diirran. Isticmaal 2โ€“3 jeer usbuucii.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ฆ Waxay si qoto dheer u qoyaansiiyaa
๐Ÿงฝ Waxay ka saartaa wasakhda & hadhaaga makeup-ka
๐ŸŒฟ Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan
โœจ Waxay diyaarisaa wejiga si uu serum & cream u qaato si fiican
๐Ÿ‘Œ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka (xasaasiga ah sidoo kale)

๐Ÿ’™ REPLENISHING SKIN OIL

Kareem aad u qoto dheer u qoysa oo soo celinaya maqaarka jilicsanaanta & dhalaalka.Mari wejiga, qoorta iyo meelaha qalalan. Haddii aad rabto qoyaan dheeri ah, ka hor mari si fudud Aloe Activator. Waxa kale oo lagu dari karaa qoyaan-ileeyahaaga Forever.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Waxay si qoto dheer u qoysa maqaarka
๐ŸŒฟ Waxay dejisaa maqaarka qalalan & xanaaqsan
๐Ÿ›ก๏ธ Waxay ka ilaalisaa qoyaanka inuu ka baxo maqaarka
โœจ Waxay ka dhigtaa maqaarka jilicsan oo siman
๐Ÿง–โ€โ™€๏ธ Ku habboon maqaarka aad u qalalan ama la tacaalaya huurka & qabowga

๐Ÿ’™ ALOE BODY LOTION

Lotion khafiif ah oo si degdeg ah u nuugma, ooย  Mari si badan oo si tartiib ah u duug illaa uu kareemku si buuxda maqaarka uga nuugo.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Waxay si qoto dheer u qoysa maqaarka
๐ŸŒฟ Waxay dejisaa & nasisaa maqaarka jilicsan
๐Ÿ›ก๏ธ Waxay xoojisaa difaaca maqaarka (skin barrier)
โšก Waxay si degdeg ah u nuugantaa, ma dhalaal badna
๐Ÿซถ Ku habboon maqaarka qalalan, caadiga & xasaasiga ah

๐Ÿ’™ FOREVER MARINE COLLAGEN

Cabitaan collagen ah oo dhalaal iyo dhalinyaro u soo celiya maqaarkaโ€”ka shaqeeya gudaha ilaa dibadda.

Cab hal sachet maalin kasta, subax ama fiid kadib cunno.

Akhri Faahfaahinta

๐ŸŒŸ Waxay dhalaal iyo iftiin siisaa maqaarka
๐Ÿ’ง Waxay ka caawisaa qoyaanka maqaarka inuu sii jiro
๐Ÿ’†โ€โ™€๏ธ Waxay yareysaa muuqaalka khadadka khafiifka ah & gabowga
๐Ÿ’… Waxay xoojisaa timaha iyo cidiyaha
๐ŸŒฟ Waxaa ku jira Vitamin C + Biotin + Zinc si ay u taageeraan collagen-ka dabiiciga ah

๐Ÿ’ง FOREVER HYDRATING SERUM

Serum qoto dheer u geliya maqaarka si uu u noqdo qoyaan buuxa,

Si aad maqaarka u qoyaamiso, qaado 1โ€“2 pomp oo ku mari faraha, dabadeedna si wareeg ah ugu duug wejiga iyo luqunta, ka hor intaadan marin moisturizer-ka aad jeceshahay ee Forever.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Waxay siinaysaa maqaarka qoyaan qoto dheer
๐ŸŒŸ Waxay ka dhigtaa maqaarka mid jilicsan & dhalaal dabiici ah
๐Ÿ›ก๏ธ Waxay xoojisaa barrier-ka maqaarka si uusan u qallalin
๐Ÿƒ Waxaa ku jira Hyaluronic Acid oo soo celiya qoyaanka
๐Ÿ‘ถ Waxay ka caawisaa maqaarka inuu u muuqdo daโ€™yar & firfircoon

๐Ÿ’™ ALOE BIO-CELLULOSE MASK

Mask wajiga si qoto dheer u qoysa, u dejisa, oo u soo celisa dhalaalka. Ku dheji maaska wejiga, ka saar 20 daqiiqo kadib, kadibna u duug hadhaaga maadada wejiga iyo luqunta adigoon dhaqayn.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Waxay si qoto dheer u qoysa maqaarka
๐Ÿง–โ€โ™€๏ธ Waxay dejisaa & yareysaa casaan + xanaaq
๐ŸŒฟ Aloe + Bio-cellulose waxay soo kabayaan maqaarka daalan
๐ŸŒŸ Waxay ka dhigtaa maqaarka dhalaalaya oo siman
โ„๏ธ Ku fiican maqaarka qorraxda + kulaylka ka daala

๐Ÿงด ALOE PROPOLIS CREME

Creamย  ku habboon maqaarka qallalan, finan leh & eczema.

Mari maqaarka nadiif ahย  Mari si fiican oo ku filan marka loo baahdo.

Akhri Faahfaahinta

๐ŸŒฟ Aloe Vera waxay dejisaa & soo celisaa maqaarka
๐Ÿ Bee Propolis wuxuu yareeyaa casaan & xasaasiyad
๐Ÿ’ง Ku habboon maqaarka aadka u qallalan
๐Ÿ˜Œ Waxay ka caawisaa finan & nabro si ay u bogsadaan
๐Ÿ‘ถ Ku habboon carruur, haween & rag โ€” fragrance dabiici ah

๐Ÿ’„ FOREVER ALOE LIPS

Daawo bishamiha oo ka samaysan Aloe Vera & Jojoba โ€“ bushimahaaga

Ku mari dibnaha si joogto ah, gaar ahaan marka cimiladu adag tahay, si ay u qoyaan oo u jilicsanaadaan.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’‹ Waxay jilcisaa bushimaha qalalan & jeex-jeexan
๐ŸŒฟ Aloe Vera waxay dejisaa & soo celisaa unugyada
๐Ÿซถ Jojoba Oil wuxuu siinayaa qoyaan joogto ah
๐ŸŒฌ๏ธ Waxay ilaalisaa bushimaha xilliga qabow & dabaysha
๐Ÿ’„ Ku habboon carruur, haween & rag (neutral fragrance)

๐ŸŒฟ ALOE VERA GELLY

Gel dabiici ah oo dejiyo, qaboojiya & bogsiiyo maqaarka โ€“ ku fiican

Nadiifi maqaarka si fiican ka hor intaadan gelka si qurux badan ugu marin. Mar kale ku celi marka loo baahdo

Akhri Faahfaahinta

๐ŸŒฑ Waxaa laga sameeyay Aloe Vera saafi ah
๐Ÿ”ฅ Waxay yareysaa gubashada qorraxda & kulaylka maqaarka
๐Ÿ˜Œ Waxay dejisaa cuncun & xasaasiyad
๐Ÿ’ง Waxay si qoto dheer u qoynaysaa maqaarka
๐Ÿงด Ku habboon wajiga, jirka, xabadka, carruurta & maqaarka xasaasiga
๐Ÿ Waxay ka dhigtaa maqaarka mid siman & jilicsan

ย 

๐ŸŒฟ ALOE MOISTURIZING LOTION

Cream jidhka iyo wejiga ah oo qoyaanka si qoto dheer u xira kana dhiga maqaarka jilicsan & dhalaalaya.Ku mari si fiican marka loo baahdo.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Waxay siisaa qoyaan waara
๐ŸŒธ Waxay dejisaa maqaarka xasaasiga ah
๐Ÿง–โ€โ™€๏ธ Waxay maqaarka ka dhigtaa jilicsan & siman
๐ŸŒฟ Waxay ka kooban tahay Aloe Vera, Collagen, iyo Elastin
โ˜€๏ธ Ku habboon jidhka & wejiga labadaba
๐Ÿ‘ถ Aad ugu fiican maqaarka qalalan ama daalan

๐Ÿ”ฅ ALOE HEAT LOTION

Cream kululaynta jirka oo dejisa murqaha daalan & xanuunka dhabarka, qoorta, iyo lugaha.

Ku mari si fiican oo si tartiib ah ugu duug maqaarka marka loo baahdo. Ka fogow indhaha; haddii uu gelona, si dhow ugu dhaq biyo dhowr daqiiqo.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ”ฅ Waxay siisaa kulayl dejin ah oo nasiiya murqaha
๐Ÿ’†โ€โ™‚๏ธ Ku habboon dadka shaqo badan ama jimicsi ka yimid
๐ŸŒฟ Waxay ka kooban tahay Aloe Vera, Eucalyptus & Menthol
๐Ÿ‹๏ธโ€โ™€๏ธ Waxay yareyso muruq adkaanshaha & daalka
๐Ÿฆต Aad ugu fiican dhabarka, garbaha, qoorta, lugaha & jilbaha
๐Ÿ˜Œ Waxay keentaa naso & raaxo degdeg ah

๐Ÿ‘‘ GENTLEMANโ€™S PRIDE

Lotion raaxo leh oo nadiif ah oo dejisa maqaarka ragga kadib xiirashada, adigoon dareemin gubasho.

Ku mari si fiican kadib xiirashada ama markaad la kulanto qorrax, dabayl ama xaalado cimilada adag.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ˜Œ Waxay dejisaa maqaarka kadib xiirashada
๐Ÿšซ Ma laha alcohol โ€” ama kulayl maqaarka
๐ŸŒฟ Waxay yareysaa casaanka iyo cuncunka
๐Ÿ’ง Waxay qoyaan dheer siisaa maqaarka
๐Ÿ‘” Waxay ka tagtaa ur nadiif & sharafaysan oo khafiif ah
๐Ÿงโ€โ™‚๏ธ Ku habboon rag kasta maalin walba

๐Ÿค ALOE MSM GEL

Gel dejin ah oo xanuunka murqaha, seedaha & kala-goysyada yareeya.

Ku mari si fiican oo si tartiib ah ugu duug maqaarka meelaha loo baahan yahay. Haddii uu indhaha galo, ku dhaq biyo dhowr daqiiqo. Mar kale ku celi marka loo baahdo.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ˜Œ Waxay dejisaa murqaha daalan
๐Ÿ”ฅ Waxay yareysaa xanuunka & bararka
๐ŸŒฟ MSM + Aloe = Nasasho degdeg ah
๐Ÿ’†โ€โ™‚๏ธ Ku habboon dadka jimicsada ama shaqo culus qabta
๐Ÿฆต Waxay si toos ah ula shaqeysaa seedaha & kala-goysyada

๐ŸŒฟ FOREVER ALOE SCRUB

Scrub jilicsan oo si dabiici ah u saaraya wasakhda & unugyada

Ku mari maqaarka qoyan, si tartiib ah ugu duug 2โ€“3 daqiiqo, ka dibna si fiican u raaci oo u qallaji

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿงผ Waxay si dabiici ah u nadiifisaa maqaarka
๐ŸŒฑ Jojoba micro-beads aan dhaawicin maqaarka
๐ŸŒŸ Waxay ka caawisaa iftiiminta & isku-dhigga midabka
๐Ÿ’ง Waxay ka tagtaa maqaarka jilicsan oo qoyaan leh
๐Ÿ˜Š Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka (xasaasiga ah oo ay ku jirto)

๐Ÿซง INFINITE HYDRATING CLEANSER

Nadiifiye wejiga oo si qoto dheer u nadiifiya

Ku duug faro qoyan adigoo kor iyo dib ugu wareejinaya, kadib si fiican u raaci oo u qallaji. U isticmaal subax iyo fiid

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Waxay ilaalisaa qoyaanka maqaarka
๐Ÿšซ Ma qallajiso โ€” si aad u dareento jilicsanaan
๐Ÿงผ Waxay nadiifisaa wasakh, make-up & boodhka
๐ŸŒฟ Waxaa ku jirto Aloe Vera & asiidh aminos oo maqaarka dejiyo
๐Ÿ˜Œ Ku haboon maqaarka xasaasiga, qalalan & isku-dhafan
โœจ Waxay ka dhigtaa wejiga nadiif, iftiin & siman

INFINITE FIRMING SERUM

Serum xoojiya oo adkeeya maqaarka, si uu u noqdo mid siman,

Hal buufin ku mari wejiga oo dhan, buufin labaadna ku mari qoorta adigoo kor ugu maraya. U isticmaal subax iyo fiid kadib nadiifinta.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Waxay si qoto dheer u qoyaan gelisaa maqaarka
๐ŸŽ‹ Waxay adkaysaa maqaarka oo ka caawisa in uu noqdo mid taagan
๐ŸŒŸ Waxay yareysaa muuqaalka khadadka khafiifka ah
๐Ÿงฌ Peptides + Aloe waxay dib u dhisaan dhismaha maqaarka
๐Ÿ˜Œ Waxay ka tagtaa maqaarka jilicsan oo siman

INFINITE BY FOREVERยฎ RESTORING CRรˆME

Cream qani ah oo si qoto dheer u quudiyo maqaarka, u adkeeyo,

Hal buufin ku mari wejiga iyo qoorta, si tartiib ahna wareeg wareeg ugu duug adigoo kor iyo dib ugu socda. U isticmaal subax iyo fiid si natiijo fiican loo helo.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Si qoto dheer ayay u qoyaan gelisaa oo maqaarka jilicsa
๐Ÿงฌ Waxay yareysaa laalaabyada iyo khadadka khafiifka ah
๐ŸŒฟ Waxay maqaarka siisaa nafaqo qani ah oo ka timaadda dhir dabiici ah
โœจ Waxay wanaajisaa adkaanta iyo dabacsanaanta maqaarka
๐Ÿ˜Œ Waxay maqaarka ka dhigtaa mid deggan, nasanaya, oo raaxo leh
๐ŸŒŸ Waxay soo celisaa dhalaalka iyo caafimaadka guud ee maqaarka

Infinite Firming Complex

Qurux ka timaada gudaha โ€“ tablet collagen & phytonutrients ah oo maqaarka taageera.

Qaado laba kaniini maalintii. Si natiijo fiican loo helo, subaxdii qaado.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿฆด Waxay dhiirrigelisaa soo saarista collagen-ka dabiiciga ah
๐Ÿ’ช Waxay taageertaa adkaanta & firfircoonida maqaarka
๐ŸŒŸ Waxay yareysaa gabowga degdega ah
๐Ÿ’… Waxay wanaajisaa muuqaalka timaha & cidiyaha
๐Ÿซถ Waxay maqaarka ka dhigtaa mid caafimaad & firfircoon

โ˜€๏ธ ALOE SUNSCREEN

creamka qoraxda cajiib ah, aan dhaawicin maqaarka.

Hal buufin ku mari wejiga iyo qoorta, si tartiib ahna wareeg wareeg ugu duug adigoo kor iyo dib ugu socda. U isticmaal subax iyo fiid si natiijo fiican loo helo.

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ›ก๏ธ Waxay ilaalisaa maqaarka ka hortaga gubashada & madoowga
๐ŸŒฟ Aloe Vera waxay dejisaa oo qoyaan siisaa wajiga
๐Ÿšซ Ma leh dareen culus ama dhalaal saliid ah
๐Ÿ’› Ku habboon maalin kasta, xataa gudaha
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘ง Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka

PROTECTING DAY LOTION

Moisturizer maalinle ah oo leh SPF 20 โ€” qoyaan + difaac qorraxeed hal mar.

Mari wejiga subax kasta kadib nadiifinta & serum-ka.

ย 

Akhri Faahfaahinta

๐Ÿ’ง Waxay siisaa qoyaanka maqaarka maalinta oo dhan
๐Ÿ›ก๏ธ SPF 20 waxay ka difaacdaa qorraxda & madoowga
๐ŸŒฟ Aloe + extracts dabiici ah waxay dejinayaan maqaarka
๐Ÿ˜Œ Waxay ka tagtaa maqaarka oo jilicsan & siman
๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿฆฐ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka

Scroll to Top