🐝 FOREVER BEE POLLEN

Tamarta dabiiciga ah ee kor u qaadda firfircoonida jidhka

Qaado 1–3 kaniini maalintii, kadib quraacda ama qadada

Akhri Faahfaahinta

⚡ Waxay kordhisaa tamarta
🛡️ Waxay xoojisaa difaaca jirka
💪 Waxay taageertaa murqaha & dhiigga
🌿 Waxay yareysaa daalka
🔥 Ku fiican shaqo badan / waxbarasho / gym

🍯 FOREVER BEE PROPOLIS

Difaac jidh oo xooggan — Daawo dabiici ah oo ka timaadda shinnida.

Qaado 1–2 kaniini maalintii kadib quraac ama qadada.
(La calalin karaa ama la liqi karaa)

 

Akhri Faahfaahinta

🛡️ Waxay xoojisaa difaaca jirka
😷 Waxay yareysaa infekshanka & hargabka
🔥 Waxay dejisaa bararka iyo xanuunka
🌿 Waxay ka hortagtaa bakteeriyada iyo fungal infections
👶 Ku habboon dadka badan oo xasaasiyadda leh

🐝 FOREVER ROYAL JELLY

Xoog iyo firfircooni dabiici ah oo ka timaadda boqoradda shinnida.

Qaado 1–2 kaniini maalintii kadib quraac ama qadada.

Akhri Faahfaahinta

⚡ Waxay kordhisaa tamarta & xoogga jidhka
🛡️ Waxay xoojisaa difaaca jirka
🌙 Waxay hagaajisaa hurdo & nasasho
💆‍♀️ Waxay taageertaa caafimaadka maqaarka & timaha
🤰 Waxaa inta badan loo adeegsadaa hooyada uurka leh (la tasho dhakhtar haddii loo baahdo)

🍯 FOREVER BEE HONEY

Macaan dabiici ah oo tamar siiya jidhka una roon caafimaadka guud.

Ku dar shaah, biyo diirran, caano,ama malab ahaan u isticmaal subax kasta.

 

Akhri Faahfaahinta

⚡ Waxay kordhisaa tamarta jidhka
🛡️ Waxay xoojisaa difaaca jirka
🔥 Waxay yareysaa bararka & xanuunka dhuunta
🌿 Waxay hagaajisaa dheefshiidka & calool fadhiga
💆‍♀️ Waxay qoynisaa maqaarka & ka hortagtaa gabowga

🍯🌿 ALOE PROPOLIS CREME

Cream qoto dheer u qoynaya maqaarka, kana caawiya bogsashada & difaac.

Mari maqaarka nadiifka ah subax & habeen, si gaar ah meelaha qalalan ama xanuunsan.

Akhri Faahfaahinta

💧 Waxay qoynisaa maqaarka muddo dheer
🛡️ Waxay ilaalisaa maqaarka kuna samaysaa difaac dabiici ah
🔥 Waxay dejisaa finan, cuncun & casaan
🌿 Waxay caawisaa bogsashada nabarrada yaryar & gubashada
💆‍♀️ Ku habboon wejiga, gacmaha, jilbaha & meelaha qalalka badan

Scroll to Top