π₯ FOREVER ALOE MANGO
Aloe Mango waa cabitaan macaan oo nafaqo leh, firfircownina aad ka helayso.
Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka)
Akhri Faahfaahinta
Waxay taageertaa dheef-shiidka & caloosha
Waxay xoojisaa difaaca jirka
Waxay caawisaa fuuq-celinta jirka
Waxay ilaalisaa shaqada beerka & kalyaha
Waxay wanaajisaa maqaarka & muud-ka
π FOREVER ALOE BERRY NECTAR
Aloe Berry Nectar waa cabitaan macaan, oo u wanaagsan dfaaca jirka.
Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka)
Akhri Faahfaahinta
π Waxaa laga helaaΒ Fitamiin C.
π‘οΈ Wuxuu taageeraa difaaca jirka.
π§ Waxuu kor u qaadaaΒ
π«waxay taageertaa caafimaadka kaadi-mareeka (urinary tract).π₯ Waxay caawisaa hab-dhiska dheefshiidka (digestive system) iyada oo fududaysa shaqada dheefsjiidka.
π FOREVER ALOE PEACHES
Aloe Peaches waa cabitaan macaan oo soo celinaya tamarta iyo caafimaadka jirka.
Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka).
Akhri Faahfaahinta
Waxay u roon tahay caloosha jilicsan
Waxay kor u qaadaa difaaca jirka
Waxay hagaajisaa fuuq-celinta
Waxay u fiican tahay sambabada & neefsashada
Ku habboon carruurta & dadka aan jeclayn dhadhanka qadhaadh
π FOREVER ALOE VERA GEL
Aloe Vera Gel waa cabitaan dabiici ah oo nadiifinaaya jirka, suntana ka saaraya.
Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka)
Akhri Faahfaahinta
π Waxay hagaajisaa dheef-shiidka & caloosha
π‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
π§ Waxay kor u qaadaa fuuq-celinta unugyada
π« Waxay taageertaa sambabada & neefsashada
π₯ Waxay yareysaa bararka & calool xanuunka
π FOREVER ALOE PEACHES(xirmo dhan 12)
Aloe Peaches waa cabitaan macaan oo soo celinaya tamarta iyo caafimaadka jirka.
Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka).
Akhri Faahfaahinta
Waxay u roon tahay caloosha jilicsan
Waxay kor u qaadaa difaaca jirka
Waxay hagaajisaa fuuq-celinta
Waxay u fiican tahay sambabada & neefsashada
Ku habboon carruurta & dadka aan jeclayn dhadhanka qadhaadh
β‘ FAB β FOREVER ACTIVE BOOST
Tamar degdeg ah oo kaa dhigaysa firfircoon oo sifican urux,kadib cab looguma talo galin ciyaalka haweenka uurka leΒ
Akhri Faahfaahinta
β‘ Waxay kordhisaa tamarta iyo feejignaanta
π§ Waxay wanaajisaa diiradda & maskaxda
πͺ Waxay taageertaa awoodda jidhka inta lagu jiro shaqo & jimicsi
π₯ Waxay yareysaa daalka degdega ah
π Dhadhan macaan oo aan culays ku yeelan caloosha
𦴠FOREVER FREEDOM
Cabitaankaan wuxuu u fiican yahay lafaha iyo kalagoosyada.
Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka).
Akhri Faahfaahinta
𦴠Waxay xoojisaa lafaha & kala-goysyada
π€ΈββοΈ Waxay hagaajisaa dhaqdhaqaaqa jidhka
π₯ Waxay yareysaa xanuunka & bararka kala-goysyada
π§ Waxay kor u qaadaa fuuq-celinta unugyada
πββοΈ Ku habboon dadka jimicsada, waayeelka & dadka xanuun join-ka ah
π΅ ALOE BLOSSOM HERBAL TEA
Aloe Blossom Herbal Tea waa caleen shaah dabiici ah, oo qayb ka qaadanaya deganaanshiiyaha jireed kadib markaad daasho.
halkii caleeen u isticmaal hal koob, kuna shub biyo kulul, u daa 3 ilaa 5 daqiiqo, kadibna ka saar caleenta shaahda.
Β
Akhri Faahfaahinta
πΏ Waxay dejisaa maskaxda & niyadda
π Waxay yareysaa walbahaarka & daalka
π€ Waxay ka caawisaa hurdo raaxo leh
π₯ Waxay dedejisaa gubashada dufanka
π§ Waxay nadiifisaa dheef-shiidka & caloosha
π FOREVER ALOE VERA juice
Aasaaska caafimaadka caloosha iyo nadiifinta jirka sifican urux,kadib kuΒ celi talagadaΒ
Ka hor intaadan cabin si fiican u rux, kadibna gali talaagadda (refriger-ka).
Akhri Faahfaahinta
π Waxay hagaajisaa shaqada mindhicirada & caloosha
π‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
π§ Waxay kor u qaadaa fuuq-celinta unugyada
π« Waxay taageertaa neefsashada & sambabada
π₯ Waxay yareysaa bararka & xanuunka gudaha