Kusoo dhawaw qaybta alaabta

Halkan waxaad ka heli doontaa dhammaan alaabta shirkadda Forever Living.

πŸ€Έβ€β™€οΈ FOREVER MOVE

Kala-goysyada ka dhig jilicsan oo dhaqdhaqaaqa fududeeya.

Qaad 1–2 softgel subax iyo fiid si joogto ah

Akhri Faahfaahinta

πŸ€Έβ€β™‚οΈ Waxay yareysaa xanuunka kala-goysyada
🦡 Waxay hagaajisaa dhaqdhaqaaqa jirka
πŸ”₯ Waxay ka caawisaa barar & adkaanta
πŸ’ͺ Waxay taageertaa murqaha & seedaha
πŸƒβ€β™‚οΈ Ku habboon dadka jimicsada & dadka xanuun join-ka leh

🍽️ FOREVER SENSATIABLE

Waxay xakameysaa rabitaanka cunada si aad si dagan u dhinto miisaanka.

Qaad 1–2 kaniini ka hor cuntada ama marka aad dareento rabitaan macaan


Akhri Faahfaahinta

🍽️ Waxay yareysaa rabitaanka cunista
βš–οΈ Waxay taageertaa miisaan dhimis joogto ah
πŸ’¨ Waxay ka hortagtaa cunista xad-dhaafka ah
πŸ’› Waxay caawisaa inaad dareento buuxnaanin degdeg ah
πŸ”₯ Ku habboon weight loss program & carb control

πŸ”₯ FOREVER THERM

Gubista dufanka oo degdeg ah iyo tamar badan

Qaad 1 kaniin subaxdii iyo 1 duhurkii.

Akhri Faahfaahinta

πŸ”₯ Waxay dedejisaa metabolism-ka
βš–οΈ Waxay caawisaa miisaan dhimis
πŸ’ͺ Waxay kordhisaa tamarta
🍽️ Waxay xakameysaa rabitaanka cuntada
πŸƒβ€β™€οΈ Ku habboon weight loss & gym program

🍫 FOREVER FASTBREAK

Snack tamar badan bixiya oo degdeg ah

Ku cun subax, ka hor jimicsi, ama ka dhigoΒ qado fudud

Β 

Akhri Faahfaahinta

🍫 Waxay bixisaa tamar degdeg ah
πŸ’ͺ Waxay taageertaa murqaha & soo kabashada
πŸ”₯ Waxay yareysaa rabitaanka macmacaanka
🍽️ Waxay ku habboon tahay miisaan dhimis
πŸƒβ€β™‚οΈ Ku habboon gym-ka, safarka & shaqo badan

πŸ”₯ FOREVER THERM

Gubista dufanka oo degdeg ah iyo tamar badan

Qaad 1 kaniin subaxdii iyo 1 duhurkii.

Akhri Faahfaahinta

πŸ”₯ Waxay dedejisaa metabolism-ka
βš–οΈ Waxay caawisaa miisaan dhimis
πŸ’ͺ Waxay kordhisaa tamarta
🍽️ Waxay xakameysaa rabitaanka cuntada
πŸƒβ€β™€οΈ Ku habboon weight loss & gym program

🍫 FOREVER FASTBREAK

Snack tamar badan bixiya oo degdeg ah

Ku cun subax, ka hor jimicsi, ama ka dhigoΒ qado fudud

Β 

Akhri Faahfaahinta

🍫 Waxay bixisaa tamar degdeg ah
πŸ’ͺ Waxay taageertaa murqaha & soo kabashada
πŸ”₯ Waxay yareysaa rabitaanka macmacaanka
🍽️ Waxay ku habboon tahay miisaan dhimis
πŸƒβ€β™‚οΈ Ku habboon gym-ka, safarka & shaqo badan

πŸ”₯ FOREVER GARCINIA PLUS

Caawiya miisaan dhimis adigoo xakameynaya rabitaanka cuntada

Qaad 1–2 softgel ka hor cunno kasta

Akhri Faahfaahinta

πŸ”₯ Waxay yareysaa rabitaanka cunista
βš–οΈ Waxay taageertaa miisaan dhimis joogto ah
πŸ’ͺ Waxay dedejisaa gubista dufanka
🌿 Waxay hagaajisaa dheef-shiidka
πŸƒβ€β™€οΈ Ku habboon dadka bilaabaya weight loss journey

βš–οΈ FOREVER LEAN

Ka caawi miisaan dhimis adigoo yareynaya nuugista dufanka & sonkorta

Qaad 1–2 capsules ka hor cunno kasta

Β 

Akhri Faahfaahinta

βš–οΈ Waxay xannibtaa nuugista sonkorta & dufanka
πŸ”₯ Waxay dedejisaa gubista dufanka jirka
🍽️ Waxay xakameysaa rabitaanka cuntada
πŸ’ͺ Waxay taageertaa miisaan dhimis joogto ah
πŸ‘™ Ku habboon weight loss & slimming plan

🍫 FOREVER LITE ULTRA (CHOCOLATE)

Shake macaan oo leh protein dhisaya murqaha & tamarta

Ku qas 1 qaado biyo ama caano kadib jimicsi ama subax kasta

Akhri Faahfaahinta

πŸ’ͺ Waxay dhistaa murqaha
πŸ”₯ Waxay taageertaa miisaan dhimis & fitness
⚑ Waxay kordhisaa tamarta
🍽️ Waxay buuxisaa caloosha si aadan u rabin cunto badan
πŸƒβ€β™‚οΈ Ku habboon gym-ka, qoondaynta qado, ama beddelka cunto fudud

πŸ₯› FOREVER LITE ULTRA (VANILLA)

Shake vanilla ah oo nafaqo badan oo dhisa murqaha & tamarta maalinlaha

Ku qas 1 qaadoΒ biyo ama caano, cab subax ama kadib jimicsi

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ’ͺ Waxay dhistaa oo taageertaa murqaha
πŸ”₯ Waxay ka caawisaa miisaan dhimis si caafimaad ah
⚑ Waxay bixisaa tamar joogto ah
🍽️ Waxay kaa ilaalisaa rabitaanka cunno badan
πŸƒβ€β™‚οΈ Ku habboon jimicsiga, shaqada, iyo quraac fudud

🐝 FOREVER BEE POLLEN

Tamarta dabiiciga ah ee kor u qaadda firfircoonida jidhka

Qaado 1–3 kaniini maalintii, kadib quraacda ama qadada

Akhri Faahfaahinta

⚑ Waxay kordhisaa tamarta
πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
πŸ’ͺ Waxay taageertaa murqaha & dhiigga
🌿 Waxay yareysaa daalka
πŸ”₯ Ku fiican shaqo badan / waxbarasho / gym

🍯 FOREVER BEE PROPOLIS

Difaac jidh oo xooggan β€” Daawo dabiici ah oo ka timaadda shinnida.

Qaado 1–2 kaniini maalintii kadib quraac ama qadada.
(La calalin karaa ama la liqi karaa)

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
😷 Waxay yareysaa infekshanka & hargabka
πŸ”₯ Waxay dejisaa bararka iyo xanuunka
🌿 Waxay ka hortagtaa bakteeriyada iyo fungal infections
πŸ‘Ά Ku habboon dadka badan oo xasaasiyadda leh

🐝 FOREVER ROYAL JELLY

Xoog iyo firfircooni dabiici ah oo ka timaadda boqoradda shinnida.

Qaado 1–2 kaniini maalintii kadib quraac ama qadada.

Akhri Faahfaahinta

⚑ Waxay kordhisaa tamarta & xoogga jidhka
πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
πŸŒ™ Waxay hagaajisaa hurdo & nasasho
πŸ’†β€β™€οΈ Waxay taageertaa caafimaadka maqaarka & timaha
🀰 Waxaa inta badan loo adeegsadaa hooyada uurka leh (la tasho dhakhtar haddii loo baahdo)

🍯 FOREVER BEE HONEY

Macaan dabiici ah oo tamar siiya jidhka una roon caafimaadka guud.

Ku dar shaah, biyo diirran, caano,ama malab ahaan u isticmaal subax kasta.

Β 

Akhri Faahfaahinta

⚑ Waxay kordhisaa tamarta jidhka
πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka
πŸ”₯ Waxay yareysaa bararka & xanuunka dhuunta
🌿 Waxay hagaajisaa dheefshiidka & calool fadhiga
πŸ’†β€β™€οΈ Waxay qoynisaa maqaarka & ka hortagtaa gabowga

🍯🌿 ALOE PROPOLIS CREME

Cream qoto dheer u qoynaya maqaarka, kana caawiya bogsashada & difaac.

Mari maqaarka nadiifka ah subax & habeen, si gaar ah meelaha qalalan ama xanuunsan.

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay qoynisaa maqaarka muddo dheer
πŸ›‘οΈ Waxay ilaalisaa maqaarka kuna samaysaa difaac dabiici ah
πŸ”₯ Waxay dejisaa finan, cuncun & casaan
🌿 Waxay caawisaa bogsashada nabarrada yaryar & gubashada
πŸ’†β€β™€οΈ Ku habboon wejiga, gacmaha, jilbaha & meelaha qalalka badan

🌞 FOREVER VITAMIN C (DAY SERUM)

Iftiin & dhalaal maqaarka subax kasta.

Mari wejiga kadib nadiifinta & toner-ka, subax kasta ka hor moisturizer/ sunscreen.

Akhri Faahfaahinta

πŸ”† Waxay iftiimisaa maqaarka
🍊 Vitamin C awood leh antioxidant
🎨 Waxay mideysaa midabka maqaarka
πŸ’§ Waxay ilaalisaa qoyaan maalintii oo dhan
🌟 Waxay siisaa dhalaal dabiici ah

πŸŒ™ FOREVER BAKUCHIOL (NIGHT SERUM)

Dib u cusboonaysiin & hagaajin maqaarka inta aad huruddo.

Mari wejiga habeenkii kadib nadiifinta, ka hor cream-ka hurdada.

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ’†β€β™€οΈ Waxay yareysaa finan & xanuunka maqaarka
πŸ›Œ Waxay hagaajisaa texture-ka & simanaanta
🌿 Bakuchiol waa vegan alternative to Retinol (laakiin jilicsan)
🧽 Waxay ka hortagtaa gabow hore & khadadka khafiifka ah
πŸ’€ Waxay siisaa maqaarka soo kabasho habeenkii

🌿 LOGIC ALOE ESSENCE

Hydration jilicsan oo degdeg ah oo nadiifisa, dejisa & hagaajisa maqaarka.

Mari wejiga kadib nadiifinta & toner-ka, subax kasta ka hor moisturizer/ sunscreen.

Akhri Faahfaahinta

πŸ”† Waxay iftiimisaa maqaarka
🍊 Vitamin C awood leh antioxidant
🎨 Waxay mideysaa midabka maqaarka
πŸ’§ Waxay ilaalisaa qoyaan maalintii oo dhan
🌟 Waxay siisaa dhalaal dabiici ah

🌿 LOGIC SOOTHING GEL MOISTURIZER

Qoyaanka degdegga ah ee jilicsan oo dejinaya maqaarka isla markiiba.

Kadib serum/essence, mari wejiga & qoorta subax iyo fiid.

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay si qoto dheer u qoynaysaa maqaarka
🌬️ Waxay dejisaa gubashada, casaanka & cuncunka
🌿 Aloe Vera + Moisturizers waxay dib u dhisaan caafimaadka maqaarka
πŸͺΆ Gel khafiif ah oo si degdeg ah u nuugma (ma aha dufan)
✨ Waxay ka dhigtaa maqaarka mid smooth, fresh & natural glow

🧼 LOGIC ALOE GEL CLEANSER

Nadiifin jilicsan oo ka saaraysa wasakhda & make-up-ka iyada oo maqaarka dejinaysa.

Mari wejiga subax & habeen kadib biyo-qoyn oo ku raaci biyo diiran.

Akhri Faahfaahinta

🌿 Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan
🧽 Waxay si qoto dheer u nadiifisaa daloolada
πŸ’§ Waxay ilaalisaa qoyaan (ma qallajiso)
🌟 Waxay dhistaa maqaarka nadiif ah oo dhalaalaya
πŸ‘Ά Ku habboon maqaarka jilicsan & sensitivity

πŸŒ™ RENEWING SKIN CRÈME

Cream aad u nafaqo badan oo dib u cusboonaysiiya maqaarka kuna soo celisa jilicsanaanta & dhalaalka.

Mari wejiga subax & habeen kadib nadiifinta (ka hor ama kadib serum-ka).

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Qoyaanka ayuu xiraa oo maqaarka ka ilaalinayaa qallaylka
🌿 Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan & casaan
🌟 Waxay dhalaal & firfircooni siisaa wejiga
πŸ§–β€β™€οΈ Waxay ka hortagtaa gabow hore & khadadka khafiifka ah
πŸ‘Ά Waxay ka dhigtaa maqaarka mid jilicsan sida baby skin

πŸŒ™ REFINING GEL MASK

Mask jilicsan oo habeenkii shaqeeya si uu maqaarka u nadiifiyo, u simo, una dhalaaliyo.

Mari wejiga habeenkii ka hor hurdada, kadib iska dhaqi subaxdii.

Akhri Faahfaahinta

πŸŒ™ Waxay soo celisaa firfircoonida maqaarka inta aad huruddo
πŸ’§ Waxay si qoto dheer u qoyaan siisaa
🌫️ Waxay yareysaa daloolada & dhumucda maqaarka
πŸ’†β€β™€οΈ Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan
🌟 Waxay ka dhigtaa wejiga dhalaal & umul muuqaal cusub

πŸŒ€ TIGHTENING MASK POWDER

Mask budo ah oo si degdeg ah u adkeeya oo u sima maqaarka.

Ku qas budada biyo ama aloe gel, mari wejiga 20 daqiiqo, kadib si tartiib ah u maydh.

Β 

Β 

Akhri Faahfaahinta

🎯 Waxay adkaysaa & kor u qaadaa maqaarka
🌟 Waxay siisaa wejiga muuqaal tight & lifted
πŸ§–β€β™€οΈ Waxay yareysaa daloolada & nabarrada
πŸ’§ Waxay ka caawisaa maqaarka inuu noqdo mid siman & dhalaalaya
πŸƒ Ku habboon maqaarka jilicsan & daallan

πŸ’™ REPLENISHING SKIN OIL

Kareem aad u qoto dheer u qoysa oo soo celinaya maqaarka jilicsanaanta & dhalaalka.

Mari wejiga subax & habeen kadib nadiifinta iyo serum-ka.

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay si qoto dheer u qoysa maqaarka
🌿 Waxay dejisaa maqaarka qalalan & xanaaqsan
πŸ›‘οΈ Waxay ka ilaalisaa qoyaanka inuu ka baxo maqaarka
✨ Waxay ka dhigtaa maqaarka jilicsan oo siman
πŸ§–β€β™€οΈ Ku habboon maqaarka aad u qalalan ama la tacaalaya huurka & qabowga

πŸ’™ ALOE BODY LOTION

Lotion khafiif ah oo si degdeg ah u nuugma, oo maqaarka ka dhigta jilicsan, dhalaalaya & qoyaanku ku jiro maalintii oo dhan.

Mari jirka oo dhan subax & habeen kadib qubayska si qoyaanka loo xiro.

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay si qoto dheer u qoysa maqaarka
🌿 Waxay dejisaa & nasisaa maqaarka jilicsan
πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca maqaarka (skin barrier)
⚑ Waxay si degdeg ah u nuugantaa, ma dhalaal badna
🫢 Ku habboon maqaarka qalalan, caadiga & xasaasiga ah

πŸ’™ FOREVER MARINE COLLAGEN

Cabitaan collagen ah oo dhalaal iyo dhalinyaro u soo celiya maqaarkaβ€”ka shaqeeya gudaha ilaa dibadda.

Cab hal sachet maalin kasta, subax ama fiid kadib cunno.

Akhri Faahfaahinta

🌟 Waxay dhalaal iyo iftiin siisaa maqaarka
πŸ’§ Waxay ka caawisaa qoyaanka maqaarka inuu sii jiro
πŸ’†β€β™€οΈ Waxay yareysaa muuqaalka khadadka khafiifka ah & gabowga
πŸ’… Waxay xoojisaa timaha iyo cidiyaha
🌿 Waxaa ku jira Vitamin C + Biotin + Zinc si ay u taageeraan collagen-ka dabiiciga ah

πŸ’§ FOREVER HYDRATING SERUM

Serum qoto dheer u geliya maqaarka si uu u noqdo qoyaan buuxa, jilicsan & dhalaalaya maalintii oo dhan.

Mari dhowr dhibcood wejiga & qoorta ka hor moisturizer-ka subax & fiid.

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay siinaysaa maqaarka qoyaan qoto dheer
🌟 Waxay ka dhigtaa maqaarka mid jilicsan & dhalaal dabiici ah
πŸ›‘οΈ Waxay xoojisaa barrier-ka maqaarka si uusan u qallalin
πŸƒ Waxaa ku jira Hyaluronic Acid oo soo celiya qoyaanka
πŸ‘Ά Waxay ka caawisaa maqaarka inuu u muuqdo da’yar & firfircoon

πŸ’™ ALOE BIO-CELLULOSE MASK

Mask wajiga si qoto dheer u qoysa, u dejisa, oo u soo celisa dhalaalka sida spa treatment guriga!

Ku saar wejiga 20 daqiiqo kadib nadiifinta, ka dibna ku duug maqaarka qoyaan ka haray.

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay si qoto dheer u qoysa maqaarka
πŸ§–β€β™€οΈ Waxay dejisaa & yareysaa casaan + xanaaq
🌿 Aloe + Bio-cellulose waxay soo kabayaan maqaarka daalan
🌟 Waxay ka dhigtaa maqaarka dhalaalaya oo siman
❄️ Ku fiican maqaarka qorraxda + kulaylka ka daala

🧴 ALOE PROPOLIS CREME

CreamΒ  ku habboon maqaarka qallalan, finan leh & eczema.

Mari maqaarka nadiif ah subax & fiid gaar ahaan meelaha qalalan ama xanaaqsan.

Β 

Akhri Faahfaahinta

🌿 Aloe Vera waxay dejisaa & soo celisaa maqaarka
🐝 Bee Propolis wuxuu yareeyaa casaan & xasaasiyad
πŸ’§ Ku habboon maqaarka aadka u qallalan
😌 Waxay ka caawisaa finan & nabro si ay u bogsadaan
πŸ‘Ά Ku habboon carruur, haween & rag β€” fragrance dabiici ah

πŸ’„ FOREVER ALOE LIPS

Daawo bishamiha oo ka samaysan Aloe Vera & Jojoba – bushimahaaga ka dhigaya jilicsan, qoyaan leh & qurux dabiici ah.

Mari bushimaha maalintii dhowr jeer si aad u ilaaliso qoyaan & jilicsanaan.

Akhri Faahfaahinta

πŸ’‹ Waxay jilcisaa bushimaha qalalan & jeex-jeexan
🌿 Aloe Vera waxay dejisaa & soo celisaa unugyada
🫢 Jojoba Oil wuxuu siinayaa qoyaan joogto ah
🌬️ Waxay ilaalisaa bushimaha xilliga qabow & dabaysha
πŸ’„ Ku habboon carruur, haween & rag (neutral fragrance)

🌿 ALOE VERA GELLY

Gel dabiici ah oo dejiyo, qaboojiya & bogsiiyo maqaarka – ku fiican finan, sunburn, cuncun & nabarro.

Mari meelaha cuncunka, gubashada qorraxda, finanka ama meel kasta oo u baahan dejin & qoyaan subax & fiid.

Β 

Akhri Faahfaahinta

🌱 Waxaa laga sameeyay Aloe Vera saafi ah
πŸ”₯ Waxay yareysaa gubashada qorraxda & kulaylka maqaarka
😌 Waxay dejisaa cuncun & xasaasiyad
πŸ’§ Waxay si qoto dheer u qoynaysaa maqaarka
🧴 Ku habboon wajiga, jirka, xabadka, carruurta & maqaarka xasaasiga
🐝 Waxay ka dhigtaa maqaarka mid siman & jilicsan

Β 

🌿 ALOE MOISTURIZING LOTION

Cream jidhka iyo wejiga ah oo qoyaanka si qoto dheer u xira kana dhiga maqaarka jilicsan & dhalaalaya.

Mari maqaarka subax & fiid kadib nadiifinta.

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay siisaa qoyaan waara
🌸 Waxay dejisaa maqaarka xasaasiga ah
πŸ§–β€β™€οΈ Waxay maqaarka ka dhigtaa jilicsan & siman
🌿 Waxay ka kooban tahay Aloe Vera, Collagen, iyo Elastin
β˜€οΈ Ku habboon jidhka & wejiga labadaba
πŸ‘Ά Aad ugu fiican maqaarka qalalan ama daalan

πŸ”₯ ALOE HEAT LOTION

Cream kululaynta jirka oo dejisa murqaha daalan & xanuunka dhabarka, qoorta, iyo lugaha.

Ku mari meelaha xanuunka ama daalka leh oo si fiican u duug subax & fiid.

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ”₯ Waxay siisaa kulayl dejin ah oo nasiiya murqaha
πŸ’†β€β™‚οΈ Ku habboon dadka shaqo badan ama jimicsi ka yimid
🌿 Waxay ka kooban tahay Aloe Vera, Eucalyptus & Menthol
πŸ‹οΈβ€β™€οΈ Waxay yareyso muruq adkaanshaha & daalka
🦡 Aad ugu fiican dhabarka, garbaha, qoorta, lugaha & jilbaha
😌 Waxay keentaa naso & raaxo degdeg ah

πŸ‘‘ GENTLEMAN’S PRIDE

Lotion raaxo leh oo nadiif ah oo dejisa maqaarka ragga kadib xiirashada, adigoon dareemin gubasho.

Mari wejiga & qoorta kadib xiirashada ama markaad rabto nadiif iyo ur fiican.

Akhri Faahfaahinta

😌 Waxay dejisaa maqaarka kadib xiirashada
🚫 Ma laha alcohol β€” ama kulayl maqaarka
🌿 Waxay yareysaa casaanka iyo cuncunka
πŸ’§ Waxay qoyaan dheer siisaa maqaarka
πŸ‘” Waxay ka tagtaa ur nadiif & sharafaysan oo khafiif ah
πŸ§β€β™‚οΈ Ku habboon rag kasta maalin walba

🀍 ALOE MSM GEL

Gel dejin ah oo xanuunka murqaha, seedaha & kala-goysyada yareeya.

Ku mari meelaha xanuunka ama cuncunka leh 2–3 jeer maalintii.

Β 

Akhri Faahfaahinta

😌 Waxay dejisaa murqaha daalan
πŸ”₯ Waxay yareysaa xanuunka & bararka
🌿 MSM + Aloe = Nasasho degdeg ah
πŸ’†β€β™‚οΈ Ku habboon dadka jimicsada ama shaqo culus qabta
🦡 Waxay si toos ah ula shaqeysaa seedaha & kala-goysyada

🌿 FOREVER ALOE SCRUB

Scrub jilicsan oo si dabiici ah u saaraya wasakhda & unugyada duqoobay, si maqaarkaagu u noqdo nadiif & ifaya.

Mari wejiga qoyan, si tartiib ah u duug 1 daqiiqo, kadibna dhaq – 2 ilaa 3 jeer usbuucii.

Akhri Faahfaahinta

🧼 Waxay si dabiici ah u nadiifisaa maqaarka
🌱 Jojoba micro-beads aan dhaawicin maqaarka
🌟 Waxay ka caawisaa iftiiminta & isku-dhigga midabka
πŸ’§ Waxay ka tagtaa maqaarka jilicsan oo qoyaan leh
😊 Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka (xasaasiga ah oo ay ku jirto)

🫧 INFINITE HYDRATING CLEANSER

Nadiifiye wejiga oo si qoto dheer u nadiifiya isla markaana qoyaanka ku haya β€” maqaarka ma qallajiyo.

Mari wejiga qoyan, si tartiib ah u duug 30 ilbiriqsi, kadibna ku biyo raaci subax & fiid.

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay ilaalisaa qoyaanka maqaarka
🚫 Ma qallajiso β€” si aad u dareento jilicsanaan
🧼 Waxay nadiifisaa wasakh, make-up & boodhka
🌿 Waxaa ku jirto Aloe Vera & asiidh aminos oo maqaarka dejiyo
😌 Ku haboon maqaarka xasaasiga, qalalan & isku-dhafan
✨ Waxay ka dhigtaa wejiga nadiif, iftiin & siman

INFINITE FIRMING SERUM

Serum xoojiya oo adkeeya maqaarka, si uu u noqdo mid siman, dhalaal leh oo da’ yar u muuqda.

Mari wejiga & qoorta subax iyo galab ka hor moisturizer-ka.

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay si qoto dheer u qoyaan gelisaa maqaarka
πŸŽ‹ Waxay adkaysaa maqaarka oo ka caawisa in uu noqdo mid taagan
🌟 Waxay yareysaa muuqaalka khadadka khafiifka ah
🧬 Peptides + Aloe waxay dib u dhisaan dhismaha maqaarka
😌 Waxay ka tagtaa maqaarka jilicsan oo siman

Infinite Firming Complex

Qurux ka timaada gudaha – tablet collagen & phytonutrients ah oo maqaarka taageera.

Mari wejiga qoyan, si tartiib ah u duug 30 ilbiriqsi, kadibna ku biyo raaci subax & fiid.

Β 

Akhri Faahfaahinta

🦴 Waxay dhiirrigelisaa soo saarista collagen-ka dabiiciga ah
πŸ’ͺ Waxay taageertaa adkaanta & firfircoonida maqaarka
🌟 Waxay yareysaa gabowga degdega ah
πŸ’… Waxay wanaajisaa muuqaalka timaha & cidiyaha
🫢 Waxay maqaarka ka dhigtaa mid caafimaad & firfircoon

Smoothing Exfoliator

Exfoliator jilicsan oo ka saara unugyada dhintay adigoon maqaarka dhaawicin.

Isticmaal 2–3 jeer usbuucii kadib nadiifinta.

Akhri Faahfaahinta

🫧 Waxay ka saartaa unugyada dhintay si tartiib ah
🌿 Enzymes dabiici ah ayaa sima oo nadiifiya maqaarka
🌟 Waxay kordhisaa dhalaalka & muuqaalka nadiifka ah
πŸ’§ Waxay ilaalisaa qoyaanka, maqaarka ma qallajiso
😌 Waxay ka tagtaa maqaarka jilicsan 

Infinite Restoring Crème

Cream qoto dheer u quudiya maqaarka oo dib u soo celisa dhalaalka jirka.

Mari wejiga subax & habeen kadib serum.

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay si qoto dheer u qoyaan gelisaa maqaarka
πŸŽ‹ Waxay adkaysaa maqaarka oo ka caawisa in uu noqdo mid taagan
🌟 Waxay yareysaa muuqaalka khadadka khafiifka ah
🧬 Aloe + Peptides waxay taageeraan dib u dhiska unugyada
😌 Waxay ka dhigta maqaarka jilicsan, siman oo dhalaalaya

πŸ‘ AWAKENING EYE CREAM

Cream indhaha oo cajiib ah.

Mari hoosta indhaha subax & habeenka kadib nadiifinta.

Akhri Faahfaahinta

πŸŒ™ Waxay yareysaa madowga & wareerka indhaha
❄️ Waxay dejisaa bararka oo bixisa dareen qabow
πŸ’§ Waxay qoyaan fiican siisaa maqaarka khafiifka ah
🧬 Peptides + Aloe waxay caawiyaan soo kabashada maqaarka
πŸ‘οΈ Waxay ka dhigtaa indhaha soo jeeda & muuqaal firfircoon

πŸ’§ ALOE ACTIVATOR

Toner dabiici ah oo ka kooban 99% Aloe Vera nadiifa

Ku shub suuf, si tartiib ah ugu mari wejiga subax & habeen.

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ’¦ Waxay si qoto dheer u qoyaansiiyaa
🧽 Waxay ka saartaa wasakhda & hadhaaga makeup-ka
🌿 Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan
✨ Waxay diyaarisaa wejiga si uu serum & cream u qaato si fiican
πŸ‘Œ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka (xasaasiga ah sidoo kale)

β˜€οΈ ALOE SUNSCREEN

creamka qoraxda cajiib ah, aan dhaawicin maqaarka.

Mari wejiga & jirka 15 daqiiqo ka hor qorraxda, ku celi 2 saac kasta.

Akhri Faahfaahinta

πŸ›‘οΈ Waxay ilaalisaa maqaarka ka hortaga gubashada & madoowga
🌿 Aloe Vera waxay dejisaa oo qoyaan siisaa wajiga
🚫 Ma leh dareen culus ama dhalaal saliid ah
πŸ’› Ku habboon maalin kasta, xataa gudaha
πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka

PROTECTING DAY LOTION

Moisturizer maalinle ah oo leh SPF 20 β€” qoyaan + difaac qorraxeed hal mar.

Mari wejiga subax kasta kadib nadiifinta & serum-ka.

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay siisaa qoyaanka maqaarka maalinta oo dhan
πŸ›‘οΈ SPF 20 waxay ka difaacdaa qorraxda & madoowga
🌿 Aloe + extracts dabiici ah waxay dejinayaan maqaarka
😌 Waxay ka tagtaa maqaarka oo jilicsan & siman
πŸ‘©β€πŸ¦° Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka

🟑 FOREVER ALOFA – Perfume Dumarka

Caraf jilicsan oo raaxo leh, oo ka tarjumaya nadiif, qurux & daryeel.

Ku buufi qoorta, dhegaha gadaashooda & gacmaha

Akhri Faahfaahinta

🌸 Caraf nadiif ah oo qiiro leh
πŸ’ž Waxay dareensiisaa soo jiidasho & naxariis
πŸŒ™ Waxay ku habboon tahay habeen & maalin labadaba
πŸ‘— Waxay u muuqataa β€œclassy & feminine”
🌬️ Dheer-joog ah, laakiin aan noqon mid culus

🟀 FOREVER MALOSI – Perfume Ragga

Caraf xoog leh oo ragannimo ah, ku dareensiinaya kalsooni iyo sharaf meel kasta.

Ku buufi qoorta iyo gacmaha 1–2 jeer

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ”₯ Caraf dheer jooga maalinta oo dhan
πŸ‘‘ Waxay muujisaa kalsooni & awood
🌌 Caraf qoto dheer oo kulul & soo jiidasho leh
πŸ§β€β™‚οΈ Ku habboon rag jecel inay muuqdaan sharaf & qiimo
πŸ’­ Carafka wuxuu leeyahay vibes β€œdark, mature, luxury”

✨ FOREVER NOURISHING HAIR OIL

Saliid fudud oo aan ahayn mid culus, oo timaha ka dhigta dhalaal + nafaqo + jilicsanaan.

Ku mari timaha kadib maydhista ama markaad rabto dhalaal & jilicsanaan.

Akhri Faahfaahinta

🌟 Waxay ka dhigtaa timaha dhalaalaya
πŸ§–β€β™€οΈ Waxay jilcisaa timaha aan la maareyn karin
🌱 Silicone-free β†’ ma adkeyso timaha
πŸ’†β€β™€οΈ Waxay nafaqeysa xididdada & jirka timaha
πŸ₯₯ Dabeecad & udgoon khafiif ah oo raaxo leh

❄️ FOREVER ALOE COOLING LOTION

Cream qabow oo deg-deg u dejisa murqaha & kala-goysyada daalan.

Mari meesha xanuunka ka jiro ama murqaha ka daalanβ€”maalin kasta ama kadib jimicsi.

Β 

Akhri Faahfaahinta

❄️ Waxay bixisaa qabowga jirka.
πŸ’ͺ Waxay yareysaa murqaha xanuunkooda
🦡 Waxay taageertaa kala-goysyada & dhaqdhaqaaqa
🌿 Aloe + Eucalyptus + Menthol ayaa dejisa maqaarka
⏱️ Waxay ku shaqeysaa si degdeg ah marka la marsado

🦷 FOREVER BRIGHT TOOTHGEL

Dabci nadiif ah oo ku saleysan Aloe Vera oo nadiifiya ilkaha adigoon dareemin xanuun ama jileec.

Buraash ku mari subax & galab sida caadiga ah.

Akhri Faahfaahinta

🌿 Waxay dejisaa cirridka & gudaha afka
🦷 Waxay ka hortagtaa urka afka
🌱 Fluoride-free, ku habboon carruur & dadka jilicsan
πŸ’Ž Waxay siinaysaa dhalaal & nadiif ilkaha
πŸƒ Mint cusub oo uun-qabow ka tagta afka

πŸ›‘οΈ ALOE EVER-SHIELD DEODORANT

Deodorant aan wax kiimiko culus lahayn oo ilaalinaya jirka ur la’aan maalin dhan.

Mari kilkilooyinka kadib qubayska subax ama fiid.

Β 

Akhri Faahfaahinta

🚫 Ma laha aluminium & alcohol
🌿 Ku habboon maqaarka jilicsan
πŸ’¨ Waxay siisaa ur nadiif & degan
🧊 Waxay ka hortagtaa dhididka ur yeesha
⏱️ Saameyn dheer oo maalinta oo dhan jirta

β˜€οΈ ALOE SUNSCREEN

creamka qoraxda oo difaac adag leh, aan dhaawicin maqaarka.

Mari wejiga & jirka 15 daqiiqo ka hor qorraxda, ku celi 2 saac kasta.

Akhri Faahfaahinta

πŸ›‘οΈ Waxay ilaalisaa maqaarka ka hortaga gubashada & madoowga
🌿 Aloe Vera waxay dejisaa oo qoyaan siisaa
🚫 Ma leh dareen culus ama dhalaal saliid ah
πŸ’› Ku habboon maalin kasta, xataa gudaha
πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka

🧼 ALOE AVOCADO FACE & BODY SOAP

Saabuun dabiici ah oo jilicsan oo ka nadiifisa maqaarka wasakhda iyadoo ilaalineysa qoyaan & dhalaal.

Ku isticmaal wejiga & jirka intaad qubaysanayso subax & fiid.

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ₯‘ Avocado ayaa si qoto dheer u qoyeesha maqaarka
🌿 Aloe Vera waxay dejisaa & yareysaa cuncunka
πŸ’§ Waxay ka hortagtaa qallaylka & dillaaca maqaarka
😊 Ku habboon maqaarka jilicsan & carruurta
🌟 Waxay ka tagtaa maqaarka jilicsan, nadiif ah & dhalaalaya

🧴 FOREVER HAND SANITIZER

Nadaafad degdeg ah + ilaalin maqaarkaaga adigoo iska ilaalinaya qallaylka.

Ku mari gacmaha mar kasta oo aad u baahan tahay nadaafad degdeg ah.

Akhri Faahfaahinta

🦠 Dilaa 99.9% jeermiska
🍯 Waxay u jilcisaa gacmaha sababtoo ah Honey & Aloe
🚫 Ma qallajiso sida sanitizers-ka kale
πŸ‘Ά Ku habboon carruur & waaweyn
πŸ’Ό Ku habboon safarka & shaqada

🧼 ALOE LIQUID SOAP

Saabuun jilicsan oo si qoto dheer u nadiifisa adigoon maqaarka ka saarayn qoyaan.

Isticmaal markaad dhaqeyso gacmaha ama jirka oo dhan maalin kasta.

Β 

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay ilaalisaa qoyaan & elasticity
πŸͺ· Aad ayey ugu habboon tahay maqaarka jilicsan
🌱 Aloe + Coconut + Argan = nadiif + nafaqo
πŸ‘ƒ Ur jilicsan oo raaxo leh
🫧 Dhaqsi ayey u xumbeysaa oo si fudud u dhaqantaa

Aloe-Jojoba Shampoo

Shampoo dabiici ah oo nadiifiya timaha adigoon ka saarin qoyaanka dabiiciga ah.

Ku shaambo garee timahaaga 2–3 jeer usbuucii, ku raaci biyo diiran.

Akhri Faahfaahinta

πŸ’š Waxay si jilicsan u nadiifisaa timaha & madaxa
🌿 Waxay dejisaa cuncunka & qallaylka madaxa
✨ Waxay ka saartaa wasakhda & saliidda xad-dhaafka ah
πŸ’§ Aloe + Jojoba waxay ilaalinayaan qoyaanka dabiiciga ah
πŸ‘©β€πŸ¦± Ku habboon dhammaan noocyada timaha (xataa kuwa jilicsan)

Aloe-Jojoba Conditioner

Conditioner qoto dheer u nafaqeeya timaha, kana dhigaya kuwo jilicsan & dhalaalaya.

Kadib shampoo mari timaha, sug 1–2 daqiiqo, kadib ka raaci biyo.

Β 

Akhri Faahfaahinta

🧴 Waxay jilcisaa timaha oo ka dhigtaa kuwo fudud
πŸ’§ Waxay qoyaanka ku xajisaa muddo dheer
✨ Waxay siisaa timaha dhalaal dabiici ah
🌱 Aloe + Jojoba waxay nafaqo siiyaan xididka timaha
🚫 Ma buufiso timaha (No frizz)

🧴 Aloe Body Wash

Jilicsanaan iyo nadiifnimo aad dareemi doonto markaad taabato maqaarkaaga, iyadoo aysan qalajinayn.

Isticmaal markaad qubaysato, ku xumbay oo si raaxo leh uga dhaq jidhka oo dhan.

Akhri Faahfaahinta

πŸ’§ Waxay maqaarka si qoto dheer u qoyaan gelisaa
🌿 Aloe + cleansers dabiici ah oo jilicsan
🫧 Waxay sameysaa xumbo nadiif ah oo raaxo leh
😌 Maqaarka waxay uga tagtaa dareen nadiif ah oo cusub
πŸ‘Ά Ku habboon maqaarka xasaasiga ah

🌞 Protecting Day Lotion

Qoyaanka maalinlaha + ilaalinta qorraxda hal mar, adigoon dareemin culays ama dhalaal badan.

Mari wejiga subax kasta ka hor intaadan bixin.

Β 

Β 

Akhri Faahfaahinta

🌞 waxay ka difaacdaa qorraxda maalin kasta
πŸ’§ Waxay maqaarka siisa qoyaanka maalin-dhan
πŸ™Œ Culeys ma leh, si dhaqso ah ayuu u nuugmaa
🌿 Aloe + Antioxidants waxay maqaarka xoojiyaan
😌 Waxay ka tagtaa maqaarka siman oo nadiif ah

Waxaad Joogtaa Dhamaadka β€” alaabta

Ka dooro qaybta alaabta, akhri sababta ay Forever u tahay doorasho fiican, kadibna nala soo xiriir.

✨ Maxaa Forever Living ka dhigaya mid ka fiican?

  • 🌿 Aloe vera tayo sare ah β€” beero gaar ah & la xakameeyo.
  • πŸ§ͺ Tijaabo joogto ah & xakameyn tayo adag inta lagu jiro soo-saarista.
  • 🏭 Hab-soo-saarka GMP-compliant (xeerar warshadeed oo nadiif & ammaanka).
  • πŸ“¦ Hufnaan: qiyaaso cad, qaybo la raadin karo, iyo warbixin nafaqo oo muuqata.
  • 🌍 Shabakad caalami ah & taageero adeeg macmiil oo degdeg ah.

πŸ… Shahaadooyin & Seals (Shirkadu haysato)

  • βœ”οΈ IASC – International Aloe Science Council (Aloe Seal)
  • βœ”οΈ GMP – Good Manufacturing Practice (warshado u hogaansan)
  • βœ”οΈ ISO 9001 – Quality Management (qaarkood)
  • βœ”οΈ ISO 22000 / HACCP – Food Safety (qaarkood)
  • βœ”οΈ Halal – Suuqyo xul ah
  • βœ”οΈ Kosher – Suuqyo xul ah

Fiiro gaar ah: shahaadooyinku way kala duwanaan karaan waddan & badeecadβ€”hubi calaamadda saxda ah ee baakadka.

Diyaar miyaa? Aan ku caawino xulashada alaabta saxda ah

πŸ’¬ La Xiriir WhatsApp Eeg Dhamaan Alaabta
Scroll to Top