๐ FOREVER VITAMIN C (DAY SERUM)
Iftiin & dhalaal maqaarka subax kasta.
Mari wejiga kadib nadiifinta & toner-ka, subax kasta ka hor moisturizer/ sunscreen.
Akhri Faahfaahinta
๐ Waxay iftiimisaa maqaarka
๐ Vitamin C awood leh antioxidant
๐จ Waxay mideysaa midabka maqaarka
๐ง Waxay ilaalisaa qoyaan maalintii oo dhan
๐ Waxay siisaa dhalaal dabiici ah
๐ FOREVER BAKUCHIOL (NIGHT SERUM)
Dib u cusboonaysiin & hagaajin maqaarka inta aad huruddo.
Mari wejiga habeenkii kadib nadiifinta, ka hor cream-ka hurdada.
ย
Akhri Faahfaahinta
๐โโ๏ธ Waxay yareysaa finan & xanuunka maqaarka
๐ Waxay hagaajisaa texture-ka & simanaanta
๐ฟ Bakuchiol waa vegan alternative to Retinol (laakiin jilicsan)
๐งฝ Waxay ka hortagtaa gabow hore & khadadka khafiifka ah
๐ค Waxay siisaa maqaarka soo kabasho habeenkii
FOREVER VITAMIN Cโข + BAKUCHIOLโข DUO
Isku-dar maalin & habeen oo maqaarka kaa dhaliya maalintii, una cusboonaysiiya Qaado hal kaniini oo Forever Vitamin Cโข iyo hal kaniini Forever Bakuchiolโข Duo maalintii, adigoo la ku cabaya biyo.
Akhri Faahfaahinta
๐ Vitamin C (6%) waxay iftiimisaa maqaarka maalintii
๐ Bakuchiol (1%) waxay yareysaa gabowga habeenkii
๐ง Labaduba waxay hydrategareeyaan oo jilciyaan maqaarka
๐งฌ Waxay hagaajiyaan texture & elasticity
๐ฑ Aloe Vera saafi ah waxay dejisaa & quudisaa maqaarka
๐ซ No fragrance, no parabens, no sulfates (ultra clean)
๐ Ku habboon maqaarka oo dhan, xataa kuwa xasaasiga ah
๐ฟ LOGIC BY FOREVERโข SKIN CARE SYSTEM
Nidaam saddex-products ah oo si fiican u nadiifiya, u dheellitira & u qoyaan siiya maqaarkaaga.
Nidaamka Daryeelka Maqaarka ee Logic by Forever
Akhri Faahfaahinta
๐ซง Si jilicsan ayey u nadiifisaa maqaarka adigoon qalajin
๐ง Waxay si qoto dheer u hydrategareysaa maalin dhan
โ๏ธ Essence-ku wuxuu dheellitiraa pH & oil-control
๐ฑ Aloe saafi ah waxay dejisaa xasaasiyadda & casaanka
๐ Waxay siisaa maqaarka dhalaal & muuqaal siman
๐งฌ Waxay hagaajisaa texture-ka & barrier-ka maqaarka
๐ Ku habboon nooc kasta oo maqaarka ah (xataa xasaasi)
LOGIC BY FOREVERโข BALANCING ALOE ESSENCE
Essence fudud oo maqaarka isla markiiba isku dheellitira, qoyaan Subax iyo fiid ku mari maqaarka si uu u nadiifo, u tone-gareeyo, u dheellitiro, kadibna raac alaabtaada kale ee daryeelka maqaarka Forever.
Akhri Faahfaahinta
๐ง Waxay si degdeg ah u qoynaysaaย maqaarka
โ๏ธ Waxay hagaajisaa pH-ka & oil-control
๐ฑ Waxay dejisaa maqaarka xasaasiyada leh
โจ Waxay u diyaarisaa serum & cream in si fiican loo nuugo
๐ Waxay bixisaa dhalaal nadiif ah
LOGIC BY FOREVERโข SOOTHING GEL MOISTURIZER
Moisturizer gel ah oo iftiin leh laakiin si qoto dheer u hydrategareeya.
Subax iyo fiid u isticmaal si maqaarkaaga u dareemo raaxo, una helo muuqaal jilicsan oo dheellitiran.
Akhri Faahfaahinta
๐ง Waxay siisaa qoyaan dheer
๐ Waxay dejisaa maqaarka oo qallalan
๐ฌ๏ธ Waxay nuugtaa si dhaqso ah, aan saliid ahayn
๐ฟ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka
๐ก๏ธ Waxay xoojisaa difaaca maqaarka
๐REFINING GEL MASK (Overnight Mask)
Mask habeenkii lagu seexdo oo maqaarka ka dhiga mid jilicsan, nadiif ah & soo kabtay.
Ka hor hurdada ku mari wejiga, subaxdana dhaq; isticmaal 2โ3 jeer toddobaadkii si maqaarku u dheellitirmo.
Akhri Faahfaahinta
๐ง Waxay qoyaan gelisaa intaad huruddo
โจ Waxay soo celisaa dhalaalka maqaarka
๐งฌ Waxay yareysaa khadadka khafiifka ah
๐ Waxay dejisaa maqaarka daalan
๐ Waxay hagaajisaa texture-ka habeenkii
๐งผ LOGIC ALOE GEL CLEANSER
Nadiifin jilicsan oo ka saaraysa wasakhda & make-up-ka iyada oo maqaarka dejinaysa.
Mari wejiga subax & habeen kadib biyo-qoyn oo ku raaci biyo diiran.
Akhri Faahfaahinta
๐ฟ Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan
๐งฝ Waxay si qoto dheer u nadiifisaa daloolada
๐ง Waxay ilaalisaa qoyaan (ma qallajiso)
๐ Waxay dhistaa maqaarka nadiif ah oo dhalaalaya
๐ถ Ku habboon maqaarka jilicsan & sensitivity
๐ RENEWING SKIN CRรME
Cream aad u nafaqo badan oo dib u cusboonaysiiya maqaarka
Ka dib nadiifinta, ku mari wejiga, qoorta iyo meelaha kale ee loo baahdo. Si natiijo fiican loo helo, subax iyo fiidba u isticmaal.
Akhri Faahfaahinta
๐ง Qoyaanka ayuu xiraa oo maqaarka ka ilaalinayaa qallaylka
๐ฟ Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan & casaan
๐ Waxay dhalaal & firfircooni siisaa wejiga
๐งโโ๏ธ Waxay ka hortagtaa gabow hore & khadadka khafiifka ah
๐ถ Waxay ka dhigtaa maqaarka mid jilicsan sida baby skin
๐งผ TIGHTENING MASK POWDER
Mask si degdeg ah u adkeeya maqaarka oo ka tagta dareen โliftโ ah
Ku walaaq budada maaskaro iyo aloe ilaa ay noqoto lotion, ku mari qoorta iyo wejiga, fadhiiso 30 daqiiqo, kadib tuwaal qoyan ku jilci, tirtir hadhka maaskarada, dhaq biyo diirran, kadibna isticmaal toner iyo moisturizer
Akhri Faahfaahinta
Waxay adkaysaa maqaarka
Waxay yareysaa jileeca wajiga &muuqaalkaย
Waxay simaysaa & iftiimisaa
Waxay dejisaa maqaarka
Ku habboon toddobaadkiiba mar
๐ DEEP MOISTURIZING CREAM
Cream aad u qani ah oo maqaarka si qoto dheer u qoyaan gelisa, u adkeeya,
Isticmaal maalin kasta si aad u hesho qoyaan qoto dheer. Mari cream badan wejiga adigoo faraha adeegsanaya, kadibna si tartiib ah u duug maqaarka.
Akhri Faahfaahinta
๐ง Qoyaan qoto dheer oo maqaarka ku sii jira maalin dhan
๐ Waxay dejisaa maqaarka qallalan & janjeera
๐ก๏ธ Waxay dhistaa difaaca maqaarka (skin barrier)
๐ Waxay soo celisaa dhalaalka & caafimaadka maqaarka
๐งฌ Waxay hagaajisaa texture-ka oo ka dhigta mid siman
๐ฟ Aloe + botanicals waxay bixinayaan nafaqo joogto ah
๐ AWAKENING EYE CREAM
Cream indhaha oo cajiib ah.
Mari hoosta indhaha subax Isticmaal farahaaga, si tartiib ah ugu dhaji qadar dhexdhexaad ah hoosta iyo agagaarka indhaha.
Akhri Faahfaahinta
๐ Waxay yareysaa madowga & wareerka indhaha
โ๏ธ Waxay dejisaa bararka oo bixisa dareen qabow
๐ง Waxay qoyaan fiican siisaa maqaarka khafiifka ah
๐งฌ Peptides + Aloe waxay caawiyaan soo kabashada maqaarka
๐๏ธ Waxay ka dhigtaa indhaha soo jeeda & muuqaal firfircoon
๐ง ALOE ACTIVATOR
Toner dabiici ah oo ka kooban 99% Aloe Vera Ku tirtir maqaarka adigoo isticmaalaya suuf โ ama isku dar 1 qaado yar oo mask powder ah + 1 qaado yar Aloe Activator, mari wajiga, sug 20 daqiiqo, kadib ku raaci biyo diirran. Isticmaal 2โ3 jeer usbuucii.
Akhri Faahfaahinta
๐ฆ Waxay si qoto dheer u qoyaansiiyaa
๐งฝ Waxay ka saartaa wasakhda & hadhaaga makeup-ka
๐ฟ Waxay dejisaa maqaarka xanaaqsan
โจ Waxay diyaarisaa wejiga si uu serum & cream u qaato si fiican
๐ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka (xasaasiga ah sidoo kale)
๐ REPLENISHING SKIN OIL
Kareem aad u qoto dheer u qoysa oo soo celinaya maqaarka jilicsanaanta & dhalaalka.Mari wejiga, qoorta iyo meelaha qalalan. Haddii aad rabto qoyaan dheeri ah, ka hor mari si fudud Aloe Activator. Waxa kale oo lagu dari karaa qoyaan-ileeyahaaga Forever.
Akhri Faahfaahinta
๐ง Waxay si qoto dheer u qoysa maqaarka
๐ฟ Waxay dejisaa maqaarka qalalan & xanaaqsan
๐ก๏ธ Waxay ka ilaalisaa qoyaanka inuu ka baxo maqaarka
โจ Waxay ka dhigtaa maqaarka jilicsan oo siman
๐งโโ๏ธ Ku habboon maqaarka aad u qalalan ama la tacaalaya huurka & qabowga
๐ ALOE BODY LOTION
Lotion khafiif ah oo si degdeg ah u nuugma, ooย Mari si badan oo si tartiib ah u duug illaa uu kareemku si buuxda maqaarka uga nuugo.
Akhri Faahfaahinta
๐ง Waxay si qoto dheer u qoysa maqaarka
๐ฟ Waxay dejisaa & nasisaa maqaarka jilicsan
๐ก๏ธ Waxay xoojisaa difaaca maqaarka (skin barrier)
โก Waxay si degdeg ah u nuugantaa, ma dhalaal badna
๐ซถ Ku habboon maqaarka qalalan, caadiga & xasaasiga ah
๐ FOREVER MARINE COLLAGEN
Cabitaan collagen ah oo dhalaal iyo dhalinyaro u soo celiya maqaarkaโka shaqeeya gudaha ilaa dibadda.
Cab hal sachet maalin kasta, subax ama fiid kadib cunno.
Akhri Faahfaahinta
๐ Waxay dhalaal iyo iftiin siisaa maqaarka
๐ง Waxay ka caawisaa qoyaanka maqaarka inuu sii jiro
๐โโ๏ธ Waxay yareysaa muuqaalka khadadka khafiifka ah & gabowga
๐
Waxay xoojisaa timaha iyo cidiyaha
๐ฟ Waxaa ku jira Vitamin C + Biotin + Zinc si ay u taageeraan collagen-ka dabiiciga ah
๐ง FOREVER HYDRATING SERUM
Serum qoto dheer u geliya maqaarka si uu u noqdo qoyaan buuxa,
Si aad maqaarka u qoyaamiso, qaado 1โ2 pomp oo ku mari faraha, dabadeedna si wareeg ah ugu duug wejiga iyo luqunta, ka hor intaadan marin moisturizer-ka aad jeceshahay ee Forever.
Akhri Faahfaahinta
๐ง Waxay siinaysaa maqaarka qoyaan qoto dheer
๐ Waxay ka dhigtaa maqaarka mid jilicsan & dhalaal dabiici ah
๐ก๏ธ Waxay xoojisaa barrier-ka maqaarka si uusan u qallalin
๐ Waxaa ku jira Hyaluronic Acid oo soo celiya qoyaanka
๐ถ Waxay ka caawisaa maqaarka inuu u muuqdo daโyar & firfircoon
๐ ALOE BIO-CELLULOSE MASK
Mask wajiga si qoto dheer u qoysa, u dejisa, oo u soo celisa dhalaalka. Ku dheji maaska wejiga, ka saar 20 daqiiqo kadib, kadibna u duug hadhaaga maadada wejiga iyo luqunta adigoon dhaqayn.
Akhri Faahfaahinta
๐ง Waxay si qoto dheer u qoysa maqaarka
๐งโโ๏ธ Waxay dejisaa & yareysaa casaan + xanaaq
๐ฟ Aloe + Bio-cellulose waxay soo kabayaan maqaarka daalan
๐ Waxay ka dhigtaa maqaarka dhalaalaya oo siman
โ๏ธ Ku fiican maqaarka qorraxda + kulaylka ka daala
๐งด ALOE PROPOLIS CREME
Creamย ku habboon maqaarka qallalan, finan leh & eczema.
Mari maqaarka nadiif ahย Mari si fiican oo ku filan marka loo baahdo.
Akhri Faahfaahinta
๐ฟ Aloe Vera waxay dejisaa & soo celisaa maqaarka
๐ Bee Propolis wuxuu yareeyaa casaan & xasaasiyad
๐ง Ku habboon maqaarka aadka u qallalan
๐ Waxay ka caawisaa finan & nabro si ay u bogsadaan
๐ถ Ku habboon carruur, haween & rag โ fragrance dabiici ah
๐ FOREVER ALOE LIPS
Daawo bishamiha oo ka samaysan Aloe Vera & Jojoba โ bushimahaaga
Ku mari dibnaha si joogto ah, gaar ahaan marka cimiladu adag tahay, si ay u qoyaan oo u jilicsanaadaan.
Akhri Faahfaahinta
๐ Waxay jilcisaa bushimaha qalalan & jeex-jeexan
๐ฟ Aloe Vera waxay dejisaa & soo celisaa unugyada
๐ซถ Jojoba Oil wuxuu siinayaa qoyaan joogto ah
๐ฌ๏ธ Waxay ilaalisaa bushimaha xilliga qabow & dabaysha
๐ Ku habboon carruur, haween & rag (neutral fragrance)
๐ฟ ALOE VERA GELLY
Gel dabiici ah oo dejiyo, qaboojiya & bogsiiyo maqaarka โ ku fiican
Nadiifi maqaarka si fiican ka hor intaadan gelka si qurux badan ugu marin. Mar kale ku celi marka loo baahdo
Akhri Faahfaahinta
Waxaa laga sameeyay Aloe Vera saafi ah
Waxay yareysaa gubashada qorraxda & kulaylka maqaarka
Waxay dejisaa cuncun & xasaasiyad
Waxay si qoto dheer u qoynaysaa maqaarka
Ku habboon wajiga, jirka, xabadka, carruurta & maqaarka xasaasiga
Waxay ka dhigtaa maqaarka mid siman & jilicsan
ย
๐ฟ ALOE MOISTURIZING LOTION
Cream jidhka iyo wejiga ah oo qoyaanka si qoto dheer u xira kana dhiga maqaarka jilicsan & dhalaalaya.Ku mari si fiican marka loo baahdo.
Akhri Faahfaahinta
๐ง Waxay siisaa qoyaan waara
๐ธ Waxay dejisaa maqaarka xasaasiga ah
๐งโโ๏ธ Waxay maqaarka ka dhigtaa jilicsan & siman
๐ฟ Waxay ka kooban tahay Aloe Vera, Collagen, iyo Elastin
โ๏ธ Ku habboon jidhka & wejiga labadaba
๐ถ Aad ugu fiican maqaarka qalalan ama daalan
๐ฅ ALOE HEAT LOTION
Cream kululaynta jirka oo dejisa murqaha daalan & xanuunka dhabarka, qoorta, iyo lugaha.
Ku mari si fiican oo si tartiib ah ugu duug maqaarka marka loo baahdo. Ka fogow indhaha; haddii uu gelona, si dhow ugu dhaq biyo dhowr daqiiqo.
Akhri Faahfaahinta
๐ฅ Waxay siisaa kulayl dejin ah oo nasiiya murqaha
๐โโ๏ธ Ku habboon dadka shaqo badan ama jimicsi ka yimid
๐ฟ Waxay ka kooban tahay Aloe Vera, Eucalyptus & Menthol
๐๏ธโโ๏ธ Waxay yareyso muruq adkaanshaha & daalka
๐ฆต Aad ugu fiican dhabarka, garbaha, qoorta, lugaha & jilbaha
๐ Waxay keentaa naso & raaxo degdeg ah
๐ GENTLEMANโS PRIDE
Lotion raaxo leh oo nadiif ah oo dejisa maqaarka ragga kadib xiirashada, adigoon dareemin gubasho.
Ku mari si fiican kadib xiirashada ama markaad la kulanto qorrax, dabayl ama xaalado cimilada adag.
Akhri Faahfaahinta
๐ Waxay dejisaa maqaarka kadib xiirashada
๐ซ Ma laha alcohol โ ama kulayl maqaarka
๐ฟ Waxay yareysaa casaanka iyo cuncunka
๐ง Waxay qoyaan dheer siisaa maqaarka
๐ Waxay ka tagtaa ur nadiif & sharafaysan oo khafiif ah
๐งโโ๏ธ Ku habboon rag kasta maalin walba
๐ค ALOE MSM GEL
Gel dejin ah oo xanuunka murqaha, seedaha & kala-goysyada yareeya.
Ku mari si fiican oo si tartiib ah ugu duug maqaarka meelaha loo baahan yahay. Haddii uu indhaha galo, ku dhaq biyo dhowr daqiiqo. Mar kale ku celi marka loo baahdo.
Akhri Faahfaahinta
๐ Waxay dejisaa murqaha daalan
๐ฅ Waxay yareysaa xanuunka & bararka
๐ฟ MSM + Aloe = Nasasho degdeg ah
๐โโ๏ธ Ku habboon dadka jimicsada ama shaqo culus qabta
๐ฆต Waxay si toos ah ula shaqeysaa seedaha & kala-goysyada
๐ฟ FOREVER ALOE SCRUB
Scrub jilicsan oo si dabiici ah u saaraya wasakhda & unugyada
Ku mari maqaarka qoyan, si tartiib ah ugu duug 2โ3 daqiiqo, ka dibna si fiican u raaci oo u qallaji
Akhri Faahfaahinta
๐งผ Waxay si dabiici ah u nadiifisaa maqaarka
๐ฑ Jojoba micro-beads aan dhaawicin maqaarka
๐ Waxay ka caawisaa iftiiminta & isku-dhigga midabka
๐ง Waxay ka tagtaa maqaarka jilicsan oo qoyaan leh
๐ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka (xasaasiga ah oo ay ku jirto)
๐ซง INFINITE HYDRATING CLEANSER
Nadiifiye wejiga oo si qoto dheer u nadiifiya
Ku duug faro qoyan adigoo kor iyo dib ugu wareejinaya, kadib si fiican u raaci oo u qallaji. U isticmaal subax iyo fiid
Akhri Faahfaahinta
๐ง Waxay ilaalisaa qoyaanka maqaarka
๐ซ Ma qallajiso โ si aad u dareento jilicsanaan
๐งผ Waxay nadiifisaa wasakh, make-up & boodhka
๐ฟ Waxaa ku jirto Aloe Vera & asiidh aminos oo maqaarka dejiyo
๐ Ku haboon maqaarka xasaasiga, qalalan & isku-dhafan
โจ Waxay ka dhigtaa wejiga nadiif, iftiin & siman
INFINITE FIRMING SERUM
Serum xoojiya oo adkeeya maqaarka, si uu u noqdo mid siman,
Hal buufin ku mari wejiga oo dhan, buufin labaadna ku mari qoorta adigoo kor ugu maraya. U isticmaal subax iyo fiid kadib nadiifinta.
Akhri Faahfaahinta
๐ง Waxay si qoto dheer u qoyaan gelisaa maqaarka
๐ Waxay adkaysaa maqaarka oo ka caawisa in uu noqdo mid taagan
๐ Waxay yareysaa muuqaalka khadadka khafiifka ah
๐งฌ Peptides + Aloe waxay dib u dhisaan dhismaha maqaarka
๐ Waxay ka tagtaa maqaarka jilicsan oo siman
INFINITE BY FOREVERยฎ RESTORING CRรME
Cream qani ah oo si qoto dheer u quudiyo maqaarka, u adkeeyo,
Hal buufin ku mari wejiga iyo qoorta, si tartiib ahna wareeg wareeg ugu duug adigoo kor iyo dib ugu socda. U isticmaal subax iyo fiid si natiijo fiican loo helo.
Akhri Faahfaahinta
๐ง Si qoto dheer ayay u qoyaan gelisaa oo maqaarka jilicsa
๐งฌ Waxay yareysaa laalaabyada iyo khadadka khafiifka ah
๐ฟ Waxay maqaarka siisaa nafaqo qani ah oo ka timaadda dhir dabiici ah
โจ Waxay wanaajisaa adkaanta iyo dabacsanaanta maqaarka
๐ Waxay maqaarka ka dhigtaa mid deggan, nasanaya, oo raaxo leh
๐ Waxay soo celisaa dhalaalka iyo caafimaadka guud ee maqaarka
Infinite Firming Complex
Qurux ka timaada gudaha โ tablet collagen & phytonutrients ah oo maqaarka taageera.
Qaado laba kaniini maalintii. Si natiijo fiican loo helo, subaxdii qaado.
Akhri Faahfaahinta
๐ฆด Waxay dhiirrigelisaa soo saarista collagen-ka dabiiciga ah
๐ช Waxay taageertaa adkaanta & firfircoonida maqaarka
๐ Waxay yareysaa gabowga degdega ah
๐
Waxay wanaajisaa muuqaalka timaha & cidiyaha
๐ซถ Waxay maqaarka ka dhigtaa mid caafimaad & firfircoon
โ๏ธ ALOE SUNSCREEN
creamka qoraxda cajiib ah, aan dhaawicin maqaarka.
Hal buufin ku mari wejiga iyo qoorta, si tartiib ahna wareeg wareeg ugu duug adigoo kor iyo dib ugu socda. U isticmaal subax iyo fiid si natiijo fiican loo helo.
Akhri Faahfaahinta
๐ก๏ธ Waxay ilaalisaa maqaarka ka hortaga gubashada & madoowga
๐ฟ Aloe Vera waxay dejisaa oo qoyaan siisaa wajiga
๐ซ Ma leh dareen culus ama dhalaal saliid ah
๐ Ku habboon maalin kasta, xataa gudaha
๐จโ๐ฉโ๐ง Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka
PROTECTING DAY LOTION
Moisturizer maalinle ah oo leh SPF 20 โ qoyaan + difaac qorraxeed hal mar.
Mari wejiga subax kasta kadib nadiifinta & serum-ka.
ย
Akhri Faahfaahinta
๐ง Waxay siisaa qoyaanka maqaarka maalinta oo dhan
๐ก๏ธ SPF 20 waxay ka difaacdaa qorraxda & madoowga
๐ฟ Aloe + extracts dabiici ah waxay dejinayaan maqaarka
๐ Waxay ka tagtaa maqaarka oo jilicsan & siman
๐ฉโ๐ฆฐ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka