Trusted Forever Living Products β health, beauty, and a new life you can rely on.
Shopforeversaadiya-Halka ay ku kulmaan fursada iyo caafimaadka
SHARAXAADA GANACSIGA
Product Categories
Qaybaha Alaabta
Drinks
Cabitaannada Dacarta
Nutritional Supplements
Kaabayaasha Nafaqada
Weight Management
Maaraynta Miisaanka
Bee Products
Alaabta Shinnida
Personal Care
Daryeelka maalinlahaa
Skin Care
Daryeelka Maqaarka
Alaabaha Ugu Iibka Badan
FOREVER ALOE GEL
Cabitaan cajiib ah oo dabiici ah oo jidhkaaga ka dhigaya mid cusub oo firfircoon.
Cab 30ml subaxdii iyo 30ml fiidkii, ka hor cuntada.
Akhri Faahfaahinta
π§ Waxay ka hortagtaa fuuq-baxa.
π§ Waxay taageertaa dheef-shiidka.
π‘οΈ Waxay xoojisaa difaaca jirka.
β‘ Waxay kordhisaa tamarta.
πΏ Waa 99.7% Aloe Vera nadiif ah.
π« Ma laha sonkor lagu daray.
π₯ Ku habboon dadka bilaabaya hab-nololeed caafimaad leh.
π FOREVER ALOE BERRY NECTAR
Cabitaan caafimaad leh oo ka samaysan Aloe Vera iyo tufaax + cranberry dabiici ah.
cab subax kasta calool madhan si uu jirkaagu u nadiifo oo u firfircoonaado.
Akhri Faahfaahinta
Waxay caawisaa dheef-shiidka .
Waxay taageertaa difaaca jirka.
Waxay caawisaa fuuq-celinta iyo nuugista nafaqooyinka.
Β wax tar u leh sifaynta kalyaha iyo kaadimareenka.
Waxay yareysaa bararka,taageerta miisaanka caafimaadka leh.
Forever Bright Toothgel
Daawada cadayga oo cajiib ah oo ka samaysan Aloe Vera dabiici ah.
Waxay nadiifisaa, dejisaa cirridka, waxayna ka dhigtaa neefta mid udgoon.
Akhri Faahfaahinta
πͺ₯ Waxay nadiifisaa ilkaha oo afka ka dhigtaa mid ur fiican leh
β Ma laha fluoride, waa ammaan carruur iyo waaweyn
π Waxay leedahay bee propolis oo taageerta caafimaadka cirridka
πΏ Dhadhan udgoon oo dabiici ah oo mint ah
πΎ Waa gluten-free, ku habboon dadka xasaasiyadda leh
π± Waxaa laga sameeyay aloe vera dabiici ah
π¨βπ©βπ§βπ¦ Ku habboon qoyska oo dhan
π Forever Aloe Vera Juice
Cabitaan caafimaad leh oo ka samaysan Aloe Vera dabiici ah.
Ku cab subax kasta calool madhan si uu jirkaagu u nadiifo oo u firfircoonaado.
Akhri Faahfaahinta
π Waxay nadiifisaa caloosha oo hagaajisa dheefshiidka
πͺ Waxay xoojisaa difaaca jirka
β‘ Waxay kordhisaa tamarta jirka
π₯ Waxay yareysaa bararka iyo calool-wareega
πΏ Waxaa ku badan xeryo dabiici ah oo ka saacida jidhka in uu saaro sunta
πΏ Aloe Vera Gelly
Gel dabiici ah oo degdeg u dejinaya maqaarka gubta, cuncunka iyo finan kasta.
Mari meelaha maqaarku dhiban yahay 2β3 jeer maalintii.Β
Akhri Faahfaahinta
πΏ Waxay dejisaa maqaarka gubta, cuncunka iyo finan
π§ Waxay si fiican u qoynisaa oo u jilcisaa maqaarka
π₯ Waxay yaraysaa gubashada cadceeda (sunburn)
πΆ Ku habboon maqaarka jilicsan, xitaa ilmaha
π¦ Waxay dejisaa qaniinyada kaneecada iyo finan kacsan
π§ββοΈ Aad ugu fiican in lagu mariyo wajiga, jirka iyo xataa timaha si ay u qoyaan
π Forever Aloe Lips
Waxay si qoto dheer u qoynisaa bushimaha oo ka ilaalisaa qallaylka iyo dildilaaca.
Mari bushimaha mar kasta oo ay qalalaan ama u baahan yihiin qoyaan.
Akhri Faahfaahinta
π§ Qoyaan qoto dheer oo muddo dheer jira
πΏ Aloe Vera oo dejisa bushimaha qallalan
π₯₯ Jojoba Oil oo jilciya bushimaha
βοΈ Waxay ka ilaalisaa qabowga iyo dabaysha
πΆ Ku habboon carruur iyo dadka bushimaha xasaasiga ah
π Waxay ka dhigtaa bushimaha inay muuqdaan jilicsan oo dabiici u dhalaalaya
π₯ Aloe Heat Lotion
Cream diirimaad dejin ah oo si degdeg ah u nasisa murqaha daalan iyo xanuunka jirka.
Mari meesha xanuunku ka jiro oo si tartiib ah u duug 2β3 jeer maalintii..
Β
Akhri Faahfaahinta
π₯ Waxay dejisaa xanuunka murqaha iyo dhabarka
πββοΈ Aad ugu fiican duugista (massage)
𦡠Waxay yareysaa muruq-kacsanaanta iyo daalka
π‘οΈ Waxay bixisaa kulayl jilicsan oo dejin ah
πΏ Waxaa ku jira Aloe Vera & Eucalyptus oo nasiiya
πββοΈ Ku habboon dadka jimicsiga sameeya iyo dadka shaqo badan
π‘οΈ Aloe Ever-Shield Deodorant
Deodorant jilicsan oo aan lahayn kiimiko culus, kana tagta ur nadiif ah maalintii oo dhan.
Mari kilkisha ka dib qubayska ama markasta oo aad u baahato.
Β
Akhri Faahfaahinta
π‘οΈ Waxay ka ilaalisaa urka jirka maalintii oo dhan
πΏ Waxaa ku jira Aloe Vera oo dejisa maqaarka
β Ma laha aluminium & kiimiko culus
π Ma dharka kuma reebo dhibco/calaamado
πΆ Ku habboon maqaarka xasaasiga ah
π§ Waxay jilcisaa oo daryeesaa maqaarka kilkisha
π₯ Aloe Avocado Face & Body Soap
Saabuun jilicsan oo si dabiici ah u nadiifisa oo u qoynisa maqaarka, adigoo dareemaya nadiif iyo fresho.
U isticmaal wajiga iyo jirka waqtiga qubayska, kadib biyo raaci oo qalaji.
Β
Akhri Faahfaahinta
π₯ Waxay qoynisaa oo jilcisaa maqaarka
πΏ Waxaa ku jiro Aloe Vera oo dejisa
β¨ Waxay ka caawisaa in maqaarku noqdo mid siman
π§ββοΈ Ku fiican maqaarka qallalan & xasaasiga ah
π Dhadhan caraf cusub oo nadiif ah ka tagta
πΆ Ku habboon carruur iyo dadka waaweyn
π Forever Arctic Sea
Kaniini caafimaad oo ka samaysan Omega-3 dabiici ah, kaa caawiya caafimaadka wadnaha iyo maskaxda.
Qaado 2 kapsal subaxdii iyo 2 kapsal fiidkii ka dib cuntada.
Β
Akhri Faahfaahinta
π Waxay taageertaa caafimaadka wadnaha
π§ Waxay xoojisaa shaqada maskaxda & xusuusta
ποΈ Waxay ka caawisaa aragga iyo caafimaadka indhaha
𦴠Waxay taageertaa kala-goysyada iyo dhaqdhaqaaqa jirka
πͺ Waxay yareysaa bararka iyo daalka
πΏ Waxaa ka kooban saliid kalluun + calamari + olive oil β qaadasho fudud oo nadiif ah
Soaring Manager-Saadiya Hirsi
DAAWO TAARIIKHDA -Saadiya Hirsi
Saadiya Hirsi waa hooyo soomaaliyeed oo nolosheedu ka soo bilaabatay nolol qaxooti, iyadoo masuuliyad culus ka saaran tahay qoyskeeda ku sugan Africa iyo keeda USA. Waxay u dagaallamaysay caafimaad, xasillooni, iyo mustaqbal dhaqaale oo sharaf leh. Sida hooyooyin badan oo kale, waxay la kulantay:
- β Shaqo aan joogto ahayn
- β Culays dhaqaale
- β Caafimaad aan hagaagsanayn
- β Dareen ah βAniga cid i hagta ama i baraysa ma jirto.β
Laakiin Saadiya ma aysan quusan. Markii ay baratay Forever Living Products, waxay aragtay fursad ka badan lacag β waxay aragtay madax-bannaani, caafimaad iyo nolol ay iyadu dhisikarto.
Waxay bilowday hal maalin hal tallaabo, iyadoo baranaysa, shaqaynaysa, oo dadka kale caawinaysa. Maanta, Saadiya waa:
- π Soaring Manager ka tirsan Forever Living
- π Hogaamiye dhisaya bulsho madax-bannaan
- π Tababare ku hagta caafimaadka & ganacsiga
- π Dhiirrigeliye sameeya saameyn dhab ah
Waxay hogaamisaa kooxo ku baahsan USA, Canada, Europe, Asia & Africa.
Hadafkeeda:
In hooyo iyo aabe walba uu dareemo awood, sharaf, caafimaad iyo dhaqaale uu asagu leeyahay.
Β
πΊπΈ English
Saadiya Hirsi is a Somali-American mother and a Soaring Manager with Forever Living. She built her business through consistency, leadership, and helping others. Today, she empowers women globally to improve their health and earn income from home.
Join Saadiyaβs Team β Your journey starts here. β¨
Waxaan taageernaa caafimaadka, bilicda, iyo xorriyadda dhaqaale β adigoo ka shaqaynaya guriga.